AFRICOM oo duqeyn ka fulisay Sanaag iyo kala duwanaanshaha bayaannada Mareykanka...

0
Taliska Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM ayaa xaqiijiyay in ciidamada Mareykanka ay 17-kii Sebtembar 2026 duqeyn ka fuliyeen gobolka Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya, iyadoo...

Muungaab iyo Cali Yare Cali oo hadal-heyn ka dhalatay, xilli Muqdisho...

0
Hadal-heyn cusub ayaa ka dhalatay xaaladda waddooyinka Muqdisho iyo doodda ku saabsan waxqabadka Maamulka Gobolka Banaadir, kaddib markii roobabkii ka da’ay caasimadda ay sababeen...

Mareykanka oo Qaramada Midoobay Siinaya Hal Sano oo Dheeraad ah oo...

0
Dowladda Mareykanka ayaa oggolaatay in Qaramada Midoobay loo kordhiyo muddo hal sano ah si si tartiib ah loogu soo afjaro taageerada saadka ee ay...

Xiisadda Siyaasadeed iyo Amni ee Koonfur Galbeed oo Sii Xoogeysanaysa

0
Xaaladda siyaasadeed iyo amni ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa weli ah mid ka mid ah arrimaha ugu waaweyn ee Soomaaliya looga hadal hayo, iyadoo...

Mareykanka oo Cunaqabateyn ka Qaaday Eritrea iyo Mas’uuliyiin Lagu Bartilmaameedsaday Dagaalkii...

0
Dowladda Mareykanka ayaa Jimcihii ka qaaday cunaqabateyntii saarneyd Ciidamada Difaaca Eritrea, xisbiga talada haya ee dalkaas iyo dhowr hay’adood iyo mas’uuliyiin Eritrean ah oo...

Jalalaqsi: Haweeney ku dhaawacantay iska horimaad ka dhashay isu-soo-bax lagu taageerayay...

0
Hal haweeney ah ayaa la sheegay inay ku dhaawacantay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, kaddib markii ciidamo hubeysan ay farageliyeen isu-soo-bax lagu taageerayay Xisbiga...

Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya oo ka hadlay duqeyntii Doolow

0
Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, General Mahad Cabdiraxmaan Shub, ayaa si kulul uga hadlay duqeyntii dhawaan ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo,...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed oo Is-casilay

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Dr. Axmed Cali Muuse, ayaa shalay si rasmi ah ugu gudbiyay Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Madoobe,...

Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlay marxaladda adag ee Soomaaliya iyo...

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa sheegay in dalka uu wajahayo marxalad adag oo dhinacyada siyaasadda, amniga iyo dhaqaalaha ah, isagoo...

18 Shaqaale oo laga badbaadiyey Markab ku caariyay Badda Muqdisho

0
Maamulka Dekedda Muqdisho ayaa sheegay in dhammaan 18-kii shaqaale ee saarnaa markabka MV JACUAR la badbaadiyey, kadib markii markabka uu xaalad degdeg ah galay...