Jabaabtii Madaxweyne xasan sheikh ka sugaayay xildhibaanada Somaliland maxay noqotay

0
27-kii bishan, madaxweyne Xassan Sh ayaa ka dalbaday xildhibaanada in ay mowqifkooda cadeeyaan oo ay dawladda la garab noqdaan, oo diidaan aqoonsiga ISR|L. Xildhibaanadii waa...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Dib u Dhigtay Hirgelinta Shuruudda Kaarka...

0
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed (ICA) ayaa soo saartay wargelin rasmi ah oo ku saabsan shuruudda cusub ee Kaarka Aqoonsiga Qaranka ee safarka gudaha...

Midowgii Somaliland iyo Soomaaliya waligiis lama ansixin, wuuna fashilmay”Wasaaradda Arrimaha dibadda...

0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Isra!l ayaa baahisay qoraal muhiim ah oo dib u xasuusinaya caalamka mowqifkii rasmiga ahaa ee Midowga Afrika uu ka qaatay qadiyadda...

Ra’iisul wasaare Xamse oo u safraya magaalada Dhuusamareeb

0
Ra’iisul wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa la filayaa inuu u safro magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug. Ra’iisul wasaaraha ayaa halkaasi...

Dekedda Boosaaso oo saaka laga joojiyay in ay galaan Dhamaan Shaqaalihii.

0
Dekedda magaalada Boosaaso ayaa saaka gebi ahaanba Shaqadeedii istaagtay kadib markii shirkadda DP World ay amar degdeg ah ku soo rogtay dhammaan shaqaalihii ka...

Baarlamaanka Itoobiya oo Ka Dooday Heshiiskii Somaliland kaddib Aqoonsiga Israa’iil

0
Kalfadhigii ugu horreeyay ee Baarlamaanka Itoobiya ayaa su’aalo culus lagu weydiiyay halka ay ku dambeeysay xaaladda heshiiskii is-afgarad (MoU) ee Itoobiya laba sano ka...

Guddoomiye Muungaab oo sheegay in sanadka 2026 aanay Muqdisho lagu arki...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho oo furay Waddada Nasiib buundo Degmada Shibis oo dib u dhis lagu sameeyay ayaa ballanqaaday in sanadka...

Raysal Wasaaraha Israa’iil oo sharaxay sababta uu Somaliland u aqoonsaday

0
Raysal Wasaaraha Israa'iil, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in Somaliland ay tahay dal degan, Muslim ah, qunyar socod ah, isla markaana doonaya in uu xidhiidh...

Somaliland oo beenisay labo arrin oo laga faafiyey aqoonsiga Israel

0
Somaliland ayaa ka hadashay hadallo iyo warar soo baxayey oo ku aadan in aqoonsiga Israa’iil aqooonsatay Somaliland ay dano gaar ah ku wadato, in...

Dowladda Maraykanka oo dacwad kusoo oogtay dad u badan Soomaali oo...

0
Waaxda Caddaaladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay dacwad ku soo oogtay 98 qof oo lala xiriirinayo baaritaan ballaaran oo ku saabsan musuq-maasuq ka dhacay...