Israa’iil oo oggolaansho si rasmi ah u siisay Safiirka Somaliland u fadhiyi doona dalkeeda
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Israa’iil ayaa shaacisay in Dawladda Israa’iil ay si rasmi ah u siisay oggolaanshaha diblomaasiyadeed Safiirkii ugu horreeyay ee Somaliland u...
Mucaaradka UK oo ku hanjabay haddii ay ku guulaystaan doorashada soo socota in Soomaali...
Xisbiga midigta fog ee Britain ee Reform UK ayaa shaaciyay qorshe cusub oo si weyn u adkeynaya siyaasadda socdaalka, kaas oo ay ku jirto...
Madaxweynaha Somaliland oo Booqasho Rasmi ah ku Tegaya Israa’iil
Wargeyska caalamiga ah ee The Jerusalem Post ayaa daabacay warbixin uu ku sheegay in Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), la filayo inuu dhammaadka...
Soomaaliya iyo Kazakhstan oo ka wada hadlay iskaashi ku saabsan shidaal iyo gaas
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kazakhstan, Fathudin Cali Maxamed, ayaa magaalada Astana kula yeeshay kulamo heer sare ah mas’uuliyiin ka tirsan waaxda tamarta ee...
Khilaafka Doorashooyinka iyo Xiisadda Ka Taagan Buuloburte ee Gobolka Hiiraan
Degmada Buuloburte maalmahan dambe waxaa ka jiray xiisad siyaasadeed oo la xiriirta howlaha doorashooyinka iyo is faham-waa u dhexeeya maamulka deegaanka, guddiga doorashooyinka iyo...
Trump oo weerar Afka ah ku qaaday Soomaalida & Ilhaan Cumar oo jawaab ka...
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa weerar Afka ah ku qaaday Soomaalida isaga oo khudbad ka jeedinayay Aqalka Congress-ka ee Capitol Hill, waxa uu Bulshada...
Masar oo muujisay inay diyaar u tahay inay Itoobiya ka taageerto helitaanka marin ay...
Masar ayaa diyaar u ah inay la shaqeyso xulafadeeda Afrika si ay uga caawiso Itoobiya inay hesho marin ay ku gaarto Badda Cas, haddii...
Puntland oo cambaaraysay jadwalka doorashada dowlad goboleedyada oo ay ku tilmaantay mid sharci darro...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa si adag u cambaaraysay jadwal doorasho oo uu soo saaray guddiga doorashooyinka iyo soohdimaha Soomaaliya, kaas oo xalay shaaciyay...
DDS oo kuraas yar laga siiyay qoondada Kuraasta Baarlamaanka Itoobiya
Guddiga Doorashooyinka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay sida ay kuraasta Xildhibaannada Baarlamaanka heer Federaal u kala qaybsanayaan Ismaamullada uu ka kooban Dalkaas iyada oo tiro...
Weriye ka tirsan telefishinka Somali Cable oo Muqdisho lagu xeray
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ayaa waxay xalay Muqdisho ku xireen Weriye C/xafiid Nuur oo ah weriye ka tirsan telefishinka Somali Cable ee Muqdisho.
Ciidamo...









