Ciidamada Uganda ee ilaaliya Xafiiska QM ee Muqdisho oo la abaalmariyay
Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada ee Arrimaha Soomaaliya, James Swan ayaa billaado guddoonsiiyay Saraakiil iyo Askar u dhashay Dalka Uganda kana mid ah cutubka...
Dowladda Federaalka & Mucaaradka oo kulamo gaar gaar ah kawada Muqdisho
Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulamo gaar gaar ah oo ay wadaan mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha Mucaaradka ee wadahadalka uga furmay Madaxtooyada...
Qarax ka dhacay Magaada Muqdisho ee caasimadda soomaaliya
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Aroornimadii hore ee Saakay ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir, jugta qaraxaan...
Soomaaliya & Sacuudiga oo ku heshiiyay horumarinta Dekedaha iyo Iskaashiga labada Dal
Dowladaha Soomaaliya & Sacuudiga ayaa ku heshiiyay iskaashi dhowr dhinac ka kooban oo xooggiisa saamaynaya dhinaca Dekedaha, kaddib markii Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka...
Hoggaanka Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ka hadlay kulankii ay la yeesheen Madaxweynaha
Qaar kamid ah hoggaanka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa faahfaahin kooban ka bixiyay kulankii ay maanta Madaxtooyada Qaranka kula yeesheen Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh...
Shirkii dowladda Federaalka iyo Mucaaradka oo goordhow soo gaba gaboobay
Waxaa maanta magaalada Muqdisho, gaar ahaan xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Somalia, ka qabsoomay kulan u dhexeeyay madaxda Dowladda Federaalka iyo xubnaha Mucaaradka, kaas...
Shirka Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka oo ka socda Villa Somalia
Goordhow waxaa Madaxtooyadda Soomaaliya ka furmay Dowaladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ay qeyb ka yihiin Maamulada Puntland iyo Jubbaland.
Kulankaan ayaa looga hadlayaa...
Maxaa la filayaa in looga hadlo shirka maanta u furmaya Dowladda Federaalka iyo Golaha...
Waxaa la filayaa in maanta Madaxtooyadda Soomaaliya lagu qabto shir u dhaxeeya Dowaladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ay qeyb ka yihiin Maamulada...
Kenya oo sheegtay in ay ka hortagtay weerar Al-Shabaab qorsheysay in ay ka...
Ciidamada Sirdoonka dalka Kenya ayaa ku dhowaaqay in ay fashiliyeen weerar Al-Shabaab qorsheynaysay in ay ka fuliso magaalada caasimadda ah ee Nairobi.
Sida ay sheegeen...
Somaliland: Hadallada Erdogan waa faragelin aan la aqbali karin
Somaliland ayaa si adag u cambaareysay hadallo shalay ka soo yeedhay Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, kuwaas oo uu kaga horyimid aqoonsiga Somaliland, iyadoo...









