Shirka Dowladda & Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo maanta ka dhacaya Villa Somalia
Madaxtooyada Soomaaliya waxaa maanta ka dhacaya Shirka u dhaxeeya Madaxda Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyaga oo kawada hadlaya xaaladda Dalka, qorshaha Geeddi...
Abiy Axmed oo Turkiga ka dalbaday in uu ka taageero sidii uu ku heli...
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa sheegay inuu Dowladda Turkiga ka codsaday taageero diblomaasiyadeed oo ku saabsan dadaalka ay Addis Ababa ugu jirto helitaanka...
Maxkamadda Degmada Hargeysa oo xukun ku ridday fannaanka Mubaarik Oktoober oo jidh dilay Fannaanada...
Maxkamadda Degmada Hargeysa ayaa xukun ku ridday Mubaarik Axmed Yuusuf, oo loo yaqaan Mubaarik Oktoober, kadib markii lagu helay dambi la xidhiidha jidh dil...
Sacuudiga oo ku dhowaaqay maalinta 1-aad ee Ramadaan
Boqortooyada Sacuudiga ayaa shaacisay in Bisha Ramadaan laga arkay gudaha dalkaasi, waxayna ku dhawaaqday in maalinta berri oo Arbaco ah ay tahay maalinta koowaad...
Wadahadal Taleefan oo Dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya iyo Amiirka Dalka Qatar
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qadka telfoonka kula hadlay Amiirka Dowladda Qatar, Tamim bin Xamad Al Thani, oo ay kaga wada hadleen xaaladda...
Australia oo wadda qorshe Soomaalida looga mamnuucayo inay dalkaas u safraan
Dowladda Australia ayaa lagu eedeeyay in ay waddo qorshe sir ah oo la doonyo si ballaaran loo mamnuuco muhaajiriinta ka imaanaya 37 gobol oo...
Nin si khiyaano ah uga dhacay 69 milyan oo Yuuro howlgalka Midowga Yurub ee...
Muwaadin u dhashay dalka Spain ayaa lagu xukumay saddex sano oo xarig ah kaddib markii uu iska dhigay bixiye adeeg oo la shaqeeya howlgalka...
Wasiirka Warfaafinta Jubbaland “Deni iyo Axmed Madoobe kuma qasbana inay tagaan Villa Soomaaliya”
Wasiirka Warfaafinta Dowlad-goboleedka Jubbaland, Cabdifataax Maxamed Mukhtaar, ayaa si adag uga jawaabay hadal ka soo yeeray Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, kaas oo sheegay...
Turkiga oo Soomaaliya usoo diray markabkii shidaalka ka qodi lahaa xeebaha Soomaaliya
Dowladda Turkiga ayaa maanta u soo dirtay xeebaha Soomaaliya markabkeeda qodista gunta-dheer ee Cagri Bey dalka, kaas oo wasiirka tamarta Turkigu sheegay in ay...
Madax Dhaqameedka Gobolka Awdal oo Joojiyay Wada-shaqayntii Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland
Guddida Dhaqanka Beelaha Gobolka Awdal ayaa beeniyay in lasoo xidhay nabada beelaha wada daga Awdal iyo Salal sida uu sheegay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland...









