Maxkamadda CQS oo saaka toogatay Rag ku eedeysan in ay Muqdisho ka gaysteen Dilal...

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil ah u fulisay Xasan Cali Iftiin Buule (Gacmey) Iyo Xasan Cali Ibraahim Maxamed Axmed (Baari, Biibaaye,...

Raysal Wasaare Abiy Axmed: Waddan ay ku nool yihiin 130 milyan ma noqon karo...

0
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa mar kale ku celiyay rabitaanka Itoobiya ee helitaanka Badda Cas, isagoo ku tilmaamay arrin istiraatiiji u ah nolosha...

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida oo Xukunno ka soo saartay Kiiska Dilal iyo...

0
Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukunno kasoo saartay kiiska Maxamed Aadan Abuukar Xeydar Muqtaar iyo Maxamed Qadar Cali Aadan, oo labaduba...

Dagaal beeleed dib uga qarxay gobollada Galbeedka Somaliland, xilli la sheegay in nabadda la...

0
Dagaal u dhexeeya ciidamo beeleed ka kala tirsan beelaha wada dega gobollada Somaliland ee Awdal iyo Salal ayaa maanta dib u qarxay, kadib markii...

Masar oo sheegtay inay dhawaan Soomaaliya u soo dirayso ciidamo iyo diyaarado malateri si...

0
Masar ayaa kaga dhawaaqday shir madaxeedka Midowga Afrika ee Addis Ababa in ay dhawaan u soo diri doonta Soomaaliya ciidamo iyo diyaarado militari, taasoo...

Soomaaliya oo ku biirtay Habraaca Dib-u-eegista Wadajirka Afrika (APRM)

0
Soomaaliya ayaa noqotay xubinta 45-aad ee ku biirta Habraaca Dib-u-eegista Wadajirka Afrika (APRM), taasoo la sheegay in ay muujinayso sida ay uga go’an tahay...

Nabad Sugida Jubaland oo sheegtay inay dileen 60 Dagaalame Al-shabaab ah

0
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Jubaland ayaa howlgal gaar ah oo socday muddo afar maalmood ah ka fuliyay Howdka Fog ee Badda Madow, deegaanka...

Qabiilada ay kasoo jeedaan Safiirada iyo Wakiiladda Caalamka ku metela dalka Somalia

0
1- Khadija Ossoble Ali – Belgium & European Union (Ambassador / Permanent Representative) Hawiye/Mudulood/Abgaal 2- Jabril Ibrahim Abdulle – Kenya (Ambassador) Hawiye/Mudulood/Abgaal. 3- Mohamed Amin Sheikh...

Kumaandooska Gorgor oo Howlgallo Amni Xaqiijin ah ka Fuliyay Deegaanno Hoostaga Raage Ceele

0
Ciidanka Kumaandooska Gorgor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Raage Ceele ee gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo...

Shiinaha oo canshuur dhaaf u samaynaya badeecadaha ay u dhoofiyaan 53 dal oo Afrikaan...

0
Dowladda Shiinaha ayaa ku dhawaaqday in ay hirgelin doonto nidaam canshuur dhaaf loogu samaynayo badeecadaha ay dalkiisa u dhoofiyaan 53 dal oo Afrikaan ah,...