Wafdi ka socda Jaamacadda Carabta oo maanta soo gaaray Muqdisho
Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray Wafdi uu hoggaaminayo Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta u qaabilsan Waxbarashada, Dhaqanka iyo Cilmiga, Dr. Maxamed Walac Acmar...
Axmed Madoobe: “Muqdisho Marti Kama Nihin ee Dowladnimada Soomaaliya ayaan badbaadineynaa
Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa sheegay in imaanshihiisa Muqdisho uu salka ku hayo ilaalinta jiritaanka dowladnimada Soomaaliya iyo raadinta xal waara...
Masuuliyiin ka Tirsan Dowladda Hoose ee Burco oo Musuqmaasuq Loo Xiray
Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Somaliland ayaa xabsi dhexe ee magaalada Burco u taxaabay toddoba masuul oo ka tirsan Dawladda Hoose ee Degmada Burco, kuwaas...
Kheyre iyo Rooble oo Madaxweyne Xasan Sheekh Digniin Culus u Diray
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa si adag u dhaliilay hannaanka ay Xukuumadda Federaalka ku wado arrimaha dastuurka iyo jihada siyaasadeed...
Ciidanka Booliska Somaliland oo baadhaya Askar dhiibaato u gaysatay Nin u dhashay Suuriya
Taliska Ciidanka Booliska Somaliland ayaa war ka soo saaray warar lagu baahiyey baraha bulshada oo la xidhiidha kiis nin u dhashay dalka Suuriya, kaas...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya shirka Midowga Afrika ee ka dhacaya Itoobiya
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu u safro magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, si uu uga qeyb galo Shirka 39-aad...
Maxaa hortaagan inuu furmo Shirka Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka?
Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulamo gaar gaar ah oo ay yeelanayaan dhinacyada Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqabalka ee ay ku mideysan yihiin xubnaha...
Masar oo xaqiijisay inay Soomaaliya usoo dirtay Ciidamo iyo Diyaarado Militery
Dowladda Masar ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in ay ciidamo iyo Diyaarado Military oo ka mid noqonaya Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika...
Shacabka Degmada Wadajir oo amni darro ka cabanaya
Xaaladda amniga ee Degmada Wadajir ayaa la soo sheegayaa inay si weyn u xumaatay waqtiyadii u dambeeyay, iyadoo ay jiraan cabashooyin ka imanaya shacabka...
Soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan oo noqday dalalka ugu musuqmaasuqa badan dunida
Dalalka Koonfurta Suudaan iyo Soomaaliya ayaa noqday kuwa ugu musuqmaasuqa badan caalamka, sida lagu sheegay Warbixinta Tusmada Aragtida Musuqmaasuqa ee 2025 (Corruption Perceptions Index...









