Maalin kasta indha cadees Iyo sharci ku tumasho yaan lagu jirine xaqiiqada aqbal{Warbixin}
1-In ciidamada ilaalada madaxweynihii hore ee soomaaliya sheikh shariif taliye Macalin Mahdi uu ku tilmaamay maleeshiyaad hubeysan, ay yihiin ciidan ka tirsan CXDS Guutada...
Jubbaland oo cafis u fidisay tiro Maxaabiis ah
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa cafis u fidiyay maxaabiis ku xukumnaa dambiyo fudud oo ku xirnaa xabsiga dhexe ee...
Dowladda Indonesia oo soo saartay Amar la xiriira maalmaha Ciidul Adxa
Wasiirka cunada ee dalka Indonesia, Zulkifli Xasan ayaa sheegay in aan marna la aqbali karin in ganacsatada ay kordhiyaan qiimaha cunada quutul daruuriga, xilligaan...
Jubaland oo dowladda federaalka ku eedeysay faragelin lagu sameeyay duulimaad rayid ah
Jubaland ayaa si adag u cambaareysay tallaabo ay sheegtay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku hor istaagtay diyaarad rayid ah oo ay leedahay shirkadda...
Booliiska oo ku hanjabay in uu xirayo Ragga hubaysan ee dibadbaxayaasha la socda
Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Banaadir, Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin (Macallin Mahdi) ayaa sheegay in Booliisku uu soo qabanayo Rag hubaysan oo la socda...
Ku dhawaad 2 Milyan oo Xaaji oo kusii qulqulaysa Buurta Carafo
Ku dhawaad 2 Milyan oo Xaaji oo sanadkaan u suuragashay in ay gutaan rukniga 5aad ee Tiirarka Islaamka ayaa usii qulqulaya Buurta Carafo, waxa...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya oo sheegay in dhawaan la dhageysan doono kiiska Sacdiyo...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya, Suleymaan Maxamed Maxamuud, ayaa sheegay in dhawaan maxkamad la horgayn doono Sacdiyo Macalin Cali Xasan, oo ahayd darawal mooto...
Burcad-badeedda soomaaliya oo adeegsanaya drones iyo gps si ay u ugaarsadaan maraakiibta
Burcad-badeedda Soomaalida ayaa hadda adeegsanaya diyaarado aan duuliye lahayn iyo nidaamyada casriga ah ee GPS-ka si ay ula socdaan dhaqdhaqaaqa maraakiibta, sida ay sheegtay...
Ciidamada Ammaanka Puntland & Daacish oo ku dagaalamay Calmiskaad
Ciidamo katirsan kuwa ammaanka ee Dowlad-Goboleedka Puntland iyo kuwa Daacish ayaa ku dagaalamay Buuraha Calmiskaad, waxaana ka dhashay khasaara isugu jira dhimasho iyo dhaawac...
Afar sanno ka dib Ciyaal Weero oo Muqdisho dib ugu soo laabtay!
Sannadihii dambe amniga magaalada Muqdisho ayaa ahaa mid soo hagaayay, ka dib isbadal weyn ay sameeyeen laamaha amniga caasimadda, kuwaas oo dajiyay qorshe kor...









