Turkigu oo ku dhawaaqay inuu 2026 billaabi doona qodista shidaalka xeebta Soomaaliya

0
urkey ayaa qorshaynaya inuu bilaabo qodista khayraadka tamarta hydrocarbons-ka ee xeebaha Soomaaliya sanadka 2026, kaddib marka la soo dhammeeyo natiijooyinka daraasaddii lagu sameeyay xeebaha...

Guddiga Doorashooyinka ee lagu muransanyahay oo digniin culus u diray Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir

0
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdima ee lagu muransanyahay (GMDQS) ayaa soo saaray warqad digniin rasmi ah oo ay ku adkeynayaan in...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo u safaraya dalka Qadar

0
Madaxweyne Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu dhawaan u safro dalka Qadar, halkaasi oo uu uga qeyb galayo shir caalami...

DHAGEYSO :Guryaha muqdisho oo albaabada laga baxayo canshuur Darteed

0
Magaalada muqisho ee caasimada soomaaliya waxa ka taagan xaalad quus ah oo ay qabaan Bulshada ku nool, ka markii ciidamo k tirsan Dowlada ay...

Maraykanka oo ku dhawaaqay inuu hakiyay codsiga socdaalka 19 dal oo ay Soomaaliya ku...

0
Dowladda Mareykanka ayaa si ku-meel-gaar ah u hakisay dhammaan codsiyada socdaalka ee ka imaanaya 19 dal, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ay soo saartay. Tallaabadan...

Isreal oo markii ugu horraysay uga digtay Soomaaliya arrimaha uu Turkigu ka wado dalkeeda

0
Israa’iil ayaa digniin u dirtay Soomaaliya, iyadoo Shay Gal, oo ah lataliye sare oo katirsan Dowladda Israel, uu sheegay in Soomaaliya ay hadda noqotay...

Ra’iisul wasaare Xamse oo u jawaabay Donald Trump

0
Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay hadalladii dhaleeceynta ee dhawaan ka soo yeerayay Madaxaweynaha Dowladda Mareykanka, Donald Trump. Ra’iisul wasaaraha...

Xisbiga Himilo Qaran oo markale si adag uga hadlay burburinta dhulalka danta guud ee...

0
Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta mar kale si adag uga hadlay burburinta ay weli...

Trump oo Hadallo Ceebayn iyo Cunsurinimo ah u Jeediyay Soomaalida ku Nool Maraykanka

0
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa mar kale ku celiyay hadallo naceyb iyo kala-sooc ku dhisan oo uu si toos ah ugu weeraray bulshada Soomaalida...

Muranka Dhulka Deyniile iyo Kulankii 3 geesoodka ahaa ee Villa soomaaliya ka dhacay

0
Laba maalin kahor kulan si qarsoodi ah Villa Soomaaliya, ku dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xildhibaan Jacfar Abuukar. Kulanka waxaa soo...