Labada Aqal ee BFS oo maanta kulan ka leh Ajande labadii kulan u dambeeyay...

0
Golaha Shacabka iyo Senatarrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta markii saddexaas oo xiriir ah isku dayaya kulan looga...

Abiy Axmed oo waddamada jaarka ka codsaday in ay ka caawiyaan helidda marin uu...

0
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa mar kale ku celiyay baaqiisa ku aaddan xoojinta is-dhexgalka Geeska Afrika iyo in si nabad, wada-xaajood iyo is-afgarad...

Madaxweyne Laftagareen: Lama ogolaanayo cid Wiiqeysa Amniga iyo Awoodda Maamulka Koonfur Galbeed

0
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa si adag uga digay isku day kasta oo lagu carqaladeynayo amniga, xasilloonida iyo nidaamka maamul...

Madaxweynaha Jubaland oo kulan dhiirigelin ah la qaatay Sarakiisha howlgallada gaarka ah ee qeybta...

0
Madaxweynaha Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan dhiirigelin ah la qaatay Sarakiisha howlgallada gaarka ah ee qeybta ka ah howlgalka AFRICOM ee Dowlada...

Somaliland oo xal u raadinaysa dagaal beeleed ka aloosan gobollada galbeedka

0
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa Khamiistii u diray 10 xildhibaan gobollada Awdal iyo Salal, halkaas oo uu si goos-goos ah uga...

Xildhibaanno heer Federaalka ah oo Dowladda Federaalka ku eedeeyay dagaalladii ka dhacay Baydhabo

0
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si cad ugu eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay mas’uul ka tahay dagaalladii cuslaa ee labadii maalmood ee...

Kenya oo dib u furtay xuduudda Soomaaliya ee ganacsiga dhulka ee qaadka, kadib 15...

0
Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah dib ugu furtay xuduudda ay la wadaagto Soomaaliya ee ganacsiga dhulka ee qaadka (miraa), tallaabo taariikhi ah oo...

Duqaymo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Gobolka Jubada Dhexe

0
Saraakiil katirsan Ciidanka Dowladd Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in duqaymo diyaaradeed lagu beegsaday Xubno katirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa deegaan u dhow Degmada Bu’aale...

Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) oo difaacay kordhinta weerarrada cirka ee Soomaaliya

0
Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa difaacay kordhinta weerarrada cirka ee Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay taageero muhiim ah oo ka awoodda ISIS isla markaana...

Maxaa looga hadlay kulanka Golaha Wasiirrada XFS?

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,  Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada, kaas oo looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin gurmadka...