Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wafdi ka socda Dowladda Jarmalka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay wafdi heer sare ah oo ka socda dowladda Jarmalka,...

Cabdulfataax Alsiisi oo markale ku celiyay in ciidamo Masaari ah kusoo biiri doonaan Howlgalka...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Cabdulfataax Alsiisi, ayaa Axaddii shaaciyay in dalkiisu uu sii wadi doono qorshaha uu ciidamo Masaari ah kaga mid noqonayo...

Xildhibaannada Mucaaradka oo ka digay sii socoshada wax-ka-beddel Dastuur oo aan heshiis lagu ahayn

0
Xildhibaanno Mucaarad ah oo la magac baxay Xildhibaanada Baarlamaanka xorta ah ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay si adag uga digayaan tallaabooyin ay ku tilmaameen...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Hadallada Trump waxba kama beddeli karaan xiriirka Soomaaliya iyo Mareykanka

0
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay hadallada nacaybka ah ee Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ka sheego Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheikh...

Hirshabeelle oo shaacisay in 1.5 milyan oo ruux ay wajahayaan Abaar daran

0
Golaha Wasiirrada Dowlad Goboleedka Hishabeelle ayaa maanta yeeshay kulan gaar ah oo looga hadlay amniga iyo arrimaha binu aadanimo ee ka taagan deegaannada Maamulkaasi. War-saxaafadeed...

Wasiir Cali Balcad: Dukumentiyada Epstein waxay muujinayaan faragelin shisheeye oo lagu carqaladeynayo wada-hadallada Somaliland

0
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa si adag u adkeeyay mowqifka dowladda ee ku aaddan midnimada iyo...

Maxay kawada hadlayaan Madaxweyneyaasha Soomaaliya & Masar?

0
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Magaalada Qaahira ayaa lagu wadaa in uu la kulmo dhiggiisa Cabdifitaax Al-Siisi si ay...

Senator Jim Risch: Mareykanku wuxuu wajahayaa khataro amni oo ka imanaya qalalaasaha Soomaaliya

0
Senator Jim Risch, oo ka tirsan Golaha Senate-ka Mareykanka, ayaa sheegay in Mareykanku wajahayo khataro amni oo dhab ah oo ka dhalanaya nabadgalyo darada...

Kala-guurka amniga Soomaaliya oo halis ku jira, iyadoo AUSSOM la daalaa-dhacaysa miisaaniyad gabaabsi ah

0
Kala-guurka amniga Soomaaliya ayaa wajahaya halis sii kordhaysa, kaddib markii Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) uu galay dhaqaale-xumo ba’an, taas...

MW Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo lagu wado in uu la kulmo Madaxda Dalka...

0
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu maanta la kulmo madaxda Dalka Carbeed ee Qatar kaddib markii uu xalay...