Howlgallo lagu dilay in kabadan 50 Dagaalame Al shabaab ah oo ka dhacay Jamaame

0
Ciidamada Dowlad Goboleedka Jubbaland oo garab ka helaya Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Kumaandooska Danab ayaa fuliyey howlgal qorsheysan oo ballaaran ka dhacay tuulooyin...

Bixinta Kaararka Codbixinta ee doorashada golaha Degaanka Gobolka Banaadir oo ka bilaabmay Muqdisho

0
Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa Sabtidii maanta si rasmi ah u bilaabay bixinta kaararka codbixinta ee caasimadda Muqdisho, taas oo astaan u ah tallaabo muhiim...

Booliiska Puntland oo ka hadlay gabar 14 jir ah oo lagu dilay Gaalkacyo

0
Ciidanka Booliska Puntland ee Gobolka Mudug ayaa sheegay in haweeney lagu magacaabo Hodan Maxamuud Diiriye, oo 34 jir ah ay qiratay dilka Saabiriin Saylaan...

Khabiiro sirdoon oo ajnabi ah oo ka cararay Soomaaliya kadib markii xogta la jabiyay...

0
In ka badan 60 khabiir oo sirdoon shisheeye ah ayaa lagu soo waramayaa inay ka carareen Soomaaliya 24-kii saac ee la soo dhaafay sababo...

Guddoomiye Mungaab oo dhagax dhigay dhismaha 18 Xarumood

0
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa sabtida maanta ah si rasmi ah u dhagax-dhigay dib-u-dayactirka iyo...

Xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya oo Mugdi Gashay

0
1. Doorashada 2026 – Khilaaf Sii Kordhaya Dowladda federaalka iyo mucaaradka weli kama jirto wax heshiis ah oo ku saabsan qaabka doorashada. Dowladda ayaa isku dayeysa...

Soomaaliya oo sheegtay in taageeradii beesha Caalamka ee yaraatay ay saameyn ku yeelatay kobaca...

0
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa wareysi uu siiyay CNBC Carabiya ku sheegay in Soomaaliya ay gaartay horumar la taaban karo oo dhinaca...

Taliska Daraawiishta Jubbaland ee Degmada Doolow Oo Soo Saaray Amarro Cusub Oo Lagu Adkaynayo...

0
Taliska Daraawiishta Jubbaland ee degmada Doolow ayaa soo saaray amarro cusub oo ku socda bulshada ku nool degmada iyo deegaannada ku hareeraysan, kuwaas oo...

Muhaajiriin ay ku jiraan Soomaali oo la la’yahay

0
Ugu yaraan 42 qof ayaa loo maleynayaa inay dhinteen kaddib markii doon ay saarnaayeen muhaajiriin ay toddobaadkii hore ku degtay xeebaha dalka Libya, sida...

fiisaha elektaroonigga ah ee Soomaaliya uu si lama filaan ah hawada uga baxay

0
Markii barta rasmiga ah ee fiisaha elektaroonigga ah ee Soomaaliya uu si lama filaan ah hawada uga baxay subaxnimadii Isniinta, mas’uuliyiintu waxay ugu yeereen...