Sicir Barar Ku Yimid Shidaalka Suuqyada magaalada Boosaaso
Waxaa sare u kac laga dareemayaa qiimaha shidaalka ee suuqyada magaalada Bosaso, iyadoo sicirka fuustada shidaalka uu si muuqata uga kordhay qiimihii shalay.
Sicirka Shidaalka...
Farmaajo oo Digniin adag u diray Madaxweyne Xasan Sheekh
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa digniin adag u diray Madaxweynaha xilka haya, Xasan Sheikh Maxamuud, isaga oo uga digay in wax-ka-beddel...
Iiraan oo beenisay in ay gantaal ku weerartay Turkiga
Ciidamada Qalabka Sida ee dalka Iiraan ayaa beeniyay in ay gantaal ku weerareen Turkiga, iyagoo ku adkeystay in ay inay ixtiraamayaan madaxbannaanida iyo darisnimada...
DFS oo sheegtay in ay hirgalineyso Dastuurka dalka oo ay ansixiyeen Baarlamaanka
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u shaacisay in dowladddu ay guda-galayso wejiga hirgelinta iyo dhaqan-galka qodobbada Dastuurka ee ay dhawaan ansixiyeen...
Gollaha Mustaqbalka oo ugu baaqay Maamulada dalka saamileyda siyaasada iyo Hoggaanka barlamaanka in ilaaliyaay...
Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa si cad u diiday wax-ka-beddelka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo sheegay in habka lagu fuliyey uu jebiyey shuruucda dastuuriga ah,...
Jabuuti Afar Carruur ah oo Lagu Dilay Weerar Ay Fulisay Diyaarad Daroon ah
Afar carruur ah ayaa ku naf waayay qarax ka dhacay koonfurta dalka Jabuuti, oo masuuliyiinta dowladu ay sheegeen in la tuhunsanyahay in ay fulisay...
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ansixiyay dhammeystirka dib u eegista Dastuurka Dalka
Labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay ansixinta dhammeystirka dib u eegista Dastuurka dalka, kaas oo qabyo...
Jubbaland oo sheegtay in deegaannada ay maamusho aanay ka dhaqangeli doonnin Dastuurka Dalka haddii...
Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa sheegtay in haddii maanta uu Baarlamaanka 11aad ee Federaalka ansixiyo Dastuurka wax ka baddelka lagu sameeyay uusan ka dhaqangeli doonnin deegaannada...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada oo xilkaas iska casilay
Xildhibaan Caynaanshe Yuusuf Xuseen oo Warbaahinta xalay waqti dambe la hadlay ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay Xilka Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo...
Booliiska Soomaaliya oo faahfaahiyay sababta loo xiray Lataliyaha Siciid Deni
Booliiska Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay sababta loo fuliyay howlgal ka dhacay Xeendaabka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho oo lagu soo xiray...









