Dowladda Mareykanka oo 43 maalin ka dib billaabeysa bixinta mushaaradka iyo howlaha hakadka galay
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixay sharci dib loogu furayo howlaha hay’adaha dowladda oo hakad ku jiray muddo 43 maalmood ah.
Hakadkan ayaa bilowday kadib...
Kenya oo loo doortay kursigii ay Soomaaliya ku lahayd Maxkamadda caalamiga ah ee Caddaaladda
Qareen Kenyan ah oo lagu magacaabo Phoebe Okowa ayaa Arbacadii loo doortay garsoore ka tirsan Maxkamadda Caalamiga ah ee caddaaladda (ICJ), si ay u...
Madaxweyne Xasan Shiikh oo booqday warshado iyo masjidka ugu wayn Aljeeriya
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa booqday warshado wax soo saar oo ku yaalla gudaha dalka Aljeeriya, isagoo dhageystay warbixinno la xiriira...
E-Visa: Muranka fiisaha cusub iyo saamayntiisa
Dawladda federaalka Soomaaliya waxay soo rogtay Nidaam fiise midaysan oo elegtaroonig ah. Kaas oo qasab kaga dhigaya qof kasta oo u safraya Soomaaliya oo...
Xiisad siyaasadeed oo cirka isku shareertay ayaa saacadihii la soo dhaafay ka dhex dhalatay...
Xiisad siyaasadeed oo cirka isku shareertay ayaa saacadihii la soo dhaafay ka dhex dhalatay Xisbiga Cadaaladda iyo Wadjirka (JSP), kadib markii garab kamid ah...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo qaaday talaabo la xariirta dilalka iyo dagaal beeleedyada ka...
Xafiiska Xeer Ilaalinta Maxkamadda ciidamada Qalabka sida Soomaaliya oo ay wehlinayaan xubno baarayaal ah ayaa tagay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose, kuwaas oo...
Puntland oo dishay sarkaal sare oo Daacish u qaabilsanaa miinooyinka
Ciidamada ammaanka Puntland ayaa sheegay inay dileen ninkii muddooyinkii ugu dambeeyay Daacish u qaabilsanaa miinooyinka, kaas oo la sheegay inuu ka dambeeyay dhowr qarax...
Dhulka ay Al-Shabaab ka qabsatay Dowladda Federaalka Soomaaliya intii uu xilka hayay Madaxweyne Xasan
Tan iyo markii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud dib ugu soo laabtay xukunka Soomaaliya bishii May 2022, dowladda uu hoggaamiyo waxay bilowday dagaal lagu sheegay...
Saddex eedeysane oo loo soo xiray dilkii iyo gubistii nin dhimirka la’ ee ka...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigeen saddex nin oo loo heysto dhacdadii argagaxa lahayd ee dhawaan ka dhacday duleedka degmada Wanlaweyn...
Nin lagu dilay Hargaysa iyo eedaysanihii falka geystay oo baxsaday
Ciidanka Booliska Somaliland ayaa sheegay in xalay degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa lagu dilay Marxuum Maxamed Baashe Xasan, ka dib markii uu fal...









