Kismaayo: Sarkaal Boolis ah oo loo xiray dilka Wariye

0
Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska Jubbaland ayaa la xiray kadib markii uu si toos ah u dilay wariye caan ah oo lagu magacaabay Abshir...

Golaha Wakiillada Jubbaland iyo Xildhibaannada Heer Federaal oo Kulan Wada-tashi Leh

0
Kismaayo waxaa hadda ka socda kulan aan caadi ahayn oo u dhexeeya Golaha Wakiillada Jubbaland iyo xildhibaannada maamulkaasi ku metela Dowladda Federaalka Soomaaliya. Kulankan oo...

Ciidamada Dowladda oo la wareegay degaanada Daarusalaam iyo Mubaarak ee Gobolka Shabeellaha Hoose

0
Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xooga oo kaashanaya ciidamada AUSSOM , gaar ahaan kuwa ka socda Dalka Uganda , ay saacadihii la...

Maraykanka oo dhaqaale xooggan geliyay Dagaalka ka dhanka ah Iiraan

0
Dalka Maraykanka ayaa dhaqaale xooggan geliyay duullaanka ay iska kaashadeen Israa’iil iyo Dalal badan oo xulafadiisa ah, waxaana si hordhac ah loosoo bandhigay maalintii...

Guddoonka Golaha Shacabka oo hor istaagay in ay Muqdisho ka dhoofaan Xildhibaanno u socday...

0
Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in uu bixiyay amarka lagu hor istaagay Xildhibaanno katirsan Golahaas oo safar u ahaa Magaalada...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo khadka Taleefanka kula hadlay dhigiisa dalka Jordan

0
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa khadka telefoonka kula xiriiray Boqorka dalka Urdun, Boqor Cabdallaha II. Labada hoggaamiye ayaa ka wada hadlay xaaladihii...

Madaxweyne Deni: Waxaan dalban doonnaa magdhowga iyo khasaarihii ka dhashay xildhibaanada hawada laga celiyay

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa sheegay in ay Dowladda Federaalka ka dalbanayaan magdhow ku aaddan halistii la geliyay xildhibaannadii shalay hawada laga celiyay, kuwaas...

MW Kenya oo 48 saac kaddib cambaareeyay weerarrada Iiraan ay ku qaadday Dalalka Khaliijka...

0
Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa 48 saac kaddib ka hadlay weerarkii jawaabta ah ee Iiraan ay ku qaadday Dalalka Carabta kuwaas oo dhaliyay khasaara...

Diyaarad sidday xildhibaanno ka tirsan BF oo dib looga soo celiyay Garoowe

0
Diyaarad sidday xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kana soo jeedo Puntland ayaa goordhow dib looga soo celiyay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, halkaas...

Axmed Madowe oo xubnaha Xildhibaanada ee Bfs ee jubaland ku casuumay shir aayo ka...

0
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta soo saaray bayaan ayaa u yeeray xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ku...