Uganda oo taliye cusub u magacowday ciidanka ilaalada xarumaha Qaramada Midoobay ee kuyaala xerada...
Dowladda Uganda ayaa Lt Col Nathan Akankunda u magacowday taliyaha cusub ee ciidanka ilaalada xarumaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, kuwaas oo ku dhex yaala...
Soomaaliya oo cambaaraysay weerarrada Maraykanka iyo Israaiil ku qaadeen dalka Iiraan
Soomaaliya ayaa ka hadashay xaaladda degdegga ah ee Bariga Dhexe intii uu socday kulan gaar ah oo ay yeesheen Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.
Soomaaliya...
Iiraan oo xaqiijisay geerida Hoggaamiyahoodii Khamenei & Hanjabaad culus oo ay dirtay
Dowladda Iiraan ayaa xaqiijisay in weerarkii shalay ka dhacay Dalkaas lagu dilay Hoggaamiyihii dalkaas Ayatollah Ali Khamenei iyo xubno kale oo kula sugnaa dhulka...
Madaxweyne Deni iyo Xildhibaanno ka tirsan BFS oo ka safray Muqdisho
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, oo ay weheliyaan xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka safray garoonka...
Xildhibaanno ka soo jeeda Buurhakaba oo ku eedeeyay Ciidamada Itoobiya faragelin siyaasadeed, una gudbiyay...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo matala deegaan-doorashada Buurhakaba ayaa ku eedeeyay ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya, kuwaas oo ku howlgala magaca...
Maxaa ka cusub Weerarka ay Isral ku qaaday Iiraan iyo Gantaalo ku dhacay Hoyga...
Israa'iil ayaa saaka ku dhawaaqday in ay billowday weerar ay ku tilmaantay “mid ka hortag ah” oo ka dhan ah Iran, iyadoo warbaahinta Iran...
Yuganda oo shaacisay in Ciidamadeeda kala baxayso Soomaaliya Haddii la xalin waayo Hoos...
Taliska ugu sarreeya ciidamada milatariga dalka Uganda ayaa qaatay go’aan masiiri ah oo ay dhammaan ciidamadooda Difaaca Shacabka Uganda (UPDF) kaga saarayaan Soomaaliya muddo...
Ingiriiska, Maraykanka, Canada, Shiinaha, India & Dalal kale oo Muwaadiniintooda ka joojiyay u safarka...
Dhowr dal ayaa qaatay go’aan culus oo la xiriira in muwaadiniintooda ka joojiyeen in ay u safraan Dalka Iiraan maadaama ay jirto cabsi la...
Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu wado in uu u codeeyo Dastuurka KMG ah ee Dalka
Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka 11aad ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay u codeeyaan cutubyada ugu danbeeya ee Dastuurka Kumeel-gaarka ah ee Dalka...
Madaxweynaha Dowladda Jubaland oo maanta si rasmi ah u soo xiray Tartanka Quraanka Kariimka...
Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray Tartanka Quraanka Kariimka ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan, oo...









