Isbitaakii Hooyada iyo Dhalaanka Jowhar oo isku Badalay Kawaanka Hooyada iyo Dhalaanka..

0

Waxaa Sii kordhaaaya Saameynta Hooyada iyo Dhalaanka ay kala kulmayaan Dhaqaatiirta ku Sugan Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka IMC ee magaalada Jowhar. Dhaqaatiirtaan qaarkkod oo aan Lahayn Qibrad ku Filan oo ay ku Umuliyaan Hooyada Xiliga foosha ayaa Sababay dhibaatooyin badan oo ay u geysteen Hooyooyin loo geeyay Cisbitaalka Si ay halkaas ugu Umulaan lkn Kala kulmay Uur kutaalo iyo dhibaato...

Warqad rasmi oo diray Gudoonka baarlamanka federalka Somaliya

0

Company sharci yaqaan oo ka diiwan gashan maxkamada cadaalada ee Eest Africa Una dooda dadka ayaa warqad rasmi usoo diray Gudoonka baarlamanka federalka Somaliya. Warqada ayaa sheegeysa in cabasho katimid Xildhibaan abiib ay soo gaartay kaasoo ka cabanaayo in lagu xadgudbay shuruucda Shirkadan qareenada ee ka diiwan gashan Maxkamada cadalada ee east Africa ayaa sheegay in ficilada lagula kacay xildhibaan abiib...

Trump oo xoogga saaraya dhaqangelinta go’aamada ka dhanka ah Soomaaliya & Ajaanib kale

0

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Madaxa Hay’adda Dhalashada iyo Socdaalka Mareykanka (USCIS), Joseph Edlow ku caadinaya in uu qaado tallaabooyin degdeg ah oo ka dhan ah Ajaanibta kasoo jeeda dalalka Somalia, Afghanistan, Cuba, Haiti, Iran & Venezuela. Donald Trump ayaa arrintaan u arka mid muhiim u ah amniga dalkiisa isla markaana meesha ka saari karto tuugada uu sheegay in ay...

Horjooge sare oo ka tirsanaa Al-shabaab iyo ilaaladiisii oo lagu dilay gobolka Jubbada Hoose

0

Ciidamada Kumaandooska Danab iyo kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa Xalay howlgal qorsheysan oo lagu dilay horjooge ka tirsan kooxda Al-shabaab ka fuliyay nawaaxiga degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose. War qoraal ah oo kasoo baxay Jubbaland ayaa lagu sheegay in howlgalka uu ahaa mid si gaar ah loogu beegsanaayay horjogayaal ka tirsan maleeshiyaadka Al-shabaab, islamarkaana lagu dilay horjooge magaciisa lagu...

Puntland oo sheegtay in ay dhinac walba ka cunaqabataysay Daacish

0

Wasiiru dowlaha madaxtooyada Puntland, Cabdifataax Maxamed Cabdinuur, ayaa sheegay in ay cunaqabatayn xooggan saareen goobaha ay Daacish kaga harsan yihiin buuraleyda Calmíska, si looga jaro sahay kasta oo ay ku sii joogsan karaan. Cabdifataax ayaa sheegay in meelaha ay Daacish ku dhuumaneyso si buuxda loo hareereeyay, ayna ka mid tahay qorshaha in laga xannibo raashiinka, shidaalka iyo adeegyadii kale ee...

Shil baabuur oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Muqdisho

0

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil gaari oo saakay aroortii hore ka dhacay Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho, kaasoo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Shilkan ayaa yimid kadib markii gaari nooca xamuulka qaada ah oo kasoo baxay dekada weyn ee Muqdisho uu ku dhacay Mooto Bajaaj mareysay wadada oo ay saaranayeen sadax ruux. Sadaxda ruux ee saarna Bajaajta...

Diyaarado dagaal oo waraaqo digniin ah ku daadiyay degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose

0

Wararka ka imanaya degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay waraaqo digniin ah ku daadiyeen degmadaasi, xilli Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbaland ay wadaan guluf ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab. Diyaaradahan oo aan la aqoon dalka laga leeyahay ayaa siday farriin ay dadka deegaanka ugu sheegayaan inay isaga fogaadaan meelaha ay ka ag dhow...

Waa imisa tirada Qaxootiga ajnabiga ah ee ku sugan gudaha Somalia?

0

Waxaa maanta magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya lagu soo gabagabeeyay shir socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo ay isugu yimaadeen Wasiirrada Arrimaha Qaxootiga ee dalalka ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD. Shirkan ayaa looga hadlayay saami-qaybsi goboleedka ee Madasha Taageerada Qaxootiga ee IGAD, xaaladda qaxootiga, kuwa dalkooda ku soo laabtay iyo bulshada la nool qaxootiga. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka...

Maxaa looga hadlay kulanka guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka Guddiga Joogtada, kaas oo ka qabsoomay xarunta guddoonka iyo guddiyada Baarlamaanka ee Villa Hargeysa. Guddoomiyaha ayaa ka warbixiyay shuruucda horyaalla Baarlamaanka, iyo sidoo kale  la xisaabtanka wasaaradaha iyo hay’adaha dowladda, Sidoo kale, Guddomiyaha ayaa guddiga la wadaagay faahfaahin ku saabsan shirkii Guddoomiyaasha Baarlamaannada Urur Goboleedka Bulshada Bariga Afrika...

Militeriga Guinea-Bissau oo talada dalkaasi la wareegay iyo khalalaase siyaasadeed oo halkaasi ka taagan

0

Dalka Guinea-Bissau ayaa wajahaysa qalalaase siyaasadeed kadib markii koox saraakiil ciidan ah ay ku dhawaaqeen in ay si buuxda ula wareegeen awoodda dalka, maalmo kadib markii dalkaasi ay ka qabsoontay doorasho madaxtinimo oo muran badan dhalisay. Saraakiisha ayaa telefishanka Qaranka ka akhriyay bayaan ay ku sheegeen in ay baabi’yeen natiijada doorashada, isla markaasna ilaa amar dambe la xiray dhammaan xuduudaha dhulka,...