Agaasimihii isbitaalka Banaadir oo xilka laga qaaday iyo mid cusub oo la magacaabay

0
Agaasimihii isbitaalka Banaadir oo xilka laga qaaday iyo mid cusub oo la magacaabay

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, H.E. Dr. Ali Haji Adam, ayaa xilka ka qaaday Agaasimihii isbitaalka Banaadir Fartuun Shariif, kaddib fadeexadii ka dhacday isbitaalka. โ€œWasiirka isagoo ka jawaabaya masuuliyadda dhacdadii ka dhacday Isbitaalka Hooyada & Dhallaanka ee Banaadir, islamarkaana garwaaqsan baahida loo qabo isbeddel degdeg ah oo dhanka maamulka ah, ayaa ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐ข๐ฌ๐š๐ช ๐’๐ก๐š๐ซ๐ข๐Ÿ ๐€๐ฅ๐ข ๐ฎ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ฒ ๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š...

Dad shacab ahaa oo goordhaw aano qabiil loogu dilay gobolka Galgaduud

0

Wararka ka imaanaya deegaanka Huurshe ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeysan ay goordhaw ku dileen halkaas laba nin oo shacab ahaa. Maleeshiyaadka dilka geystay ayaa la sheegay iney kasoo jeedaan deegaan ahaan degmada Cabudwaaq, waxaana dilka uu yahay mid la xariira aargoosi aano qabiil ah. Dableyda hubeysan ee fulisay dilka dadkaan shacabka ahaa ayaa si deg deg ah goobta...

Gabar uur leh oo ku umushay afaafka hore ee Isbitaalka Banaadir ee magaalada muqidhso

0

Wararka aan heleeno ayaa sheegaya in Gabar ay fool heysay oo in loo gar gaaro utagtay isbitaalka Banaadir laga soo racdeeyay oo Banaanka xoog loogu soo saaray ay afaafka hore ee Albaabka isbitaalka ku hor umushay . Arrintan ayaa caro iyo suโ€™aalo badan ka dhalisay bulshada, iyadoo dadweyne badan ku baaqeen in baaritaan degdeg ah lagu sameeyo sida ay wax...

Laba ka mid ah horjoogeyaasha Al-shabaab iyo ilaaladooda oo lagu dilay gobolka Baay

0

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan Ururka 47-aad guutada 8-aad ee qeybta 60-aad ayaa deegaanka Deynuunaay iyo deegaano hoostaga ka fuliyey howlgal lagu dilay horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab. Howlgaladaan ayaa lagu dilay horjoogihii kooxda Al-shabaab u qaabilsanaa dhanka Maaliyadda ee gobolka Baay, kaasoo magaciisa lagu sheegay Abuu Khaalid (Yaxye), waxaana goobta lagula dilay ku xigeenkiisa oo aanan la shaacin magaciisa...

Jeneraal Odowaa oo daaha ka qaaday Khasaare culus oo ciidamada dowladda kasoo gaaray dagaalka Al-Shabaab

0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage, ayaa si lama filaan ah u qirtay in ciidamada dowladda ay la kulmeen khasaare aad u weyn tan iyo markii la bilaabay howlgalka millatari ee lagu qaaday Al-Shabaab sanadkii 2022. Isagoo hortagay Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, Jeneraal Odowaa ayaa sheegay in tirada askarta dowladda ee ku dhimatay dagaalka...

Midowga Yurub oo markab dagaal u diray xeebaha Soomaaliya kaddib isku day weerar ka dhan ah Markab shidaal waday

0

Ciidanka Midowga Yurub ee la dagaallanka budhcad-badeedda ayaa markab dagaal u diray xeebaha Soomaaliya kaddib markii koox looga shakisan yahay budhcad-badeednimo ay isku dayeen in ay bartilmaameedsadaan maraakiib ku sugan aaggaas, sida ay sheegeen ilo dhinaca badda ah Arbacadii. Dabley hubeysan ayaa weerartay markab ganacsi oo shidaal sida meel u dhow xeebta Muqdisho Isniintii, iyaga oo rasaas ku furay markabka...

Xiisad ka dhalatay xilka qaadistii lagu sameeyey taliyaha saldhigga Dayniile

0

Xiisad culus ayaa ka dhalatay xilka qaadis lagu sameeyay taliyihii saldhigga booliska Dayniile, Axmed Yalaxow, kaas oo lagu bedday Gaashaanle Dhexe Liibaan Shidane oo horay usoo noqday taliyaha saldhigga Dharkenley. Xildhibaan Faaโ€™isa Maxamed Jayte oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay isbeddalka lagu sameeyay taliska saldhigga booliska degmada Dayniile, waxayna ku eedeysay inuu ka dambeeyo taliyaha qaybta...

Maxkamadda Sare ee CQS oo liiska Ciidamada ka saartay Sarkaal Dil & Ciqaab isugu daray qof shacab ah

0

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka sida oo aqbashay racfaanka uu soo qaatay Sharmaโ€™arke Cabdulqaadir Cali oo katirsan ciidanka Booliiska kuna eedeysan in uu dilay Marxuum Cabdifitaax isla markaana uu ciqaab u gaystay kahor dilka. Sharmaโ€™arke Cabdulqaadir Cali waa Dable Booliis Federaalka u diiwaangashan sidoo kale ah Labo xiddigle Hir-Shabeelle ahna Taliye ku xigeenka Dambi-baarista Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle, kiiskaan waxa uu salka...

Puntland oo si iskeed ah u qaadday nidaam dal-ku-gal gaar ah (VISO)

0

Puntland ayaa si iskeed ah u hirgeliyay nidaam dal-ku-gal, kaas oo dadka socdaalka ku taga gobolka looga qaadayo $60. Qiimahan ayaa aad ugu dhow $64 ee lagu bixiyo fiisaha elektaroonigga ah ee ay dowladda federaalka Soomaaliya hirgelisay. Saraakiil ka tirsan hay'adda socdaalka Puntland ayaa sheegay in Puntland ay ku shaqeyso nidaam dal-ku-gal u gaar ah (VISO) taas , oo aan...

Nin Soomaali ah oo seddex haween ah dilay oo aan la masaafurin doonin

0

Nin Soomaali ah oo seddex haween ah toorey ku dilay magaalada Wรผrzburg ee gobolka Bavaria, Jarmalka, laguma celin karo dalkiisa waxaana uu si joogto ah ugu sii jiri doonaa xarunta dadka maskaxda laga daweeyo ee Jarmalka. Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Munich ayaa bogga wararka ee BR24 u sheegay in aan la sii deyn karin si loo masaafuriyo , iyadoo loo...