Yurub oo xaddiday fiisooyinka Soomaalida
Midowga Yurub (EU) ayaa ku dhawaaqay tallaabooyin cusub oo ku-meel-gaar ah oo lagu adkeynayo helitaanka fiisooyinka muwaadiniinta Soomaaliyeed, kaddib markii warbixin rasmi ah lagu qiimeeyay heerka wada-shaqaynta Soomaaliya ee dib u qaadashada muwaadiniinteeda ku sugan dalalka Yurub si sharci-darro ah. Golaha Midowga Yurub ayaa sheegay in Soomaaliya aysan weli muujin wada-shaqayn ku filan oo ku aaddan aqbalidda iyo dib u...
Ciidanka Booliiska Muqdisho oo xiray wariye lagu eedeeyay aflagaadeynta garsoorka
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan Booliiska Caasimadda, ayaa sheegay inay fuliyeen amar maxkamadeed oo lagu soo qabtay Wariye Cabdullaahi Abuukar Cali, oo loo yaqaano Diirshe Ali, kaddib markii lagu eedeeyay falal ay sheegeen inay baal marsan yihiin sharciga dalka, isla markaana jabinayaan qawaaniinta iyo anshaxa mihnadda saxaafadda. Sida lagu sheegay war-saxaafadeedka Booliiska, eedeysanaha ayaa lagu haystaa qoraal uu ku baahiyay...
Xamse Cabdi Barre oo kulamo gaar gaar ah ka wada magaalada Dhuusamareeb
Xamse Cabdi Barre oo saacadihii la soo dhaafay ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa kulamo la yeeshay Madaxda Galmudug iyo kuwa heer Federaalka. Kulamadan ayaa waxaa qeyb ka ah kulan gaar ah oo uu Ra’iisul wasaarihii hore ee soomaaliya la yeeshay Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, Mahad Maxamed Salaad. Kulanka ayaa lagu...
Dhulgariir laga dareemay qeybo kamid ah Soomaaliya
Wararka naga soo gaaraya Gacanka Cadmeed, gaar ahaan aagga u dhexeeya Soomaaliya iyo Yaman, ayaa sheegaya in subaxnimadii hore ee saaka oo Khamiis ah uu halkaas ka dhacay dhulgariir xooggan. Sida uu baahiyay wargeyska Volcano Discovery oo ku takhasusay la socodka dhaqdhaqaaqa dhulka, dhulgariirkan ayaa cabbirkiisu ahaa 5.1 (Magnitude). Wuxuu dhacay qiyaastii saacaddu markii ay ahayd 6:53 AM ee xilliga...
Maxkamadda Gobolka oo xukun adag ku riday Sacdiyo Bajaaj
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa ugu dambeyn soo gabagabeysay kiiska Sacdiyo Macalin Cali Xasan oo loo yaqaano (Sacdiyo Bajaaj) waxaana ay aya ku ridday xukun adag. Maxkamadda ayaa Sacdiyo Macallin oo ah gabar dhalinyaro ah ku xukuntay saddex sano xarig ah, sida uu ku dhawaaqay guddoomiye Saalax Dabbaan. Kiiskan ayaa muddo soo socday, iyadoo Maxkamadda Gobolka ay ka yeelatay fadhiyo kala...
Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi la socda oo soo gaaray Magaalada Dhuusamareeb
Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi la socda ayaa duhurnimadii maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad-Goboleedka Galmudug halkaas oo uu ka billaabyo kulamo wadatashi ah. Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb waxaa wafdiga kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin isugu jirta heer Federaal, Heer Dowlad-Goboleed, saraakiisha ciidanka labada heer & kuwa Midowga Afrika. Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa in uu kulamo la...
Ciidamo ka goostay Baydhabo oo isku dhiibay ciidan daacad u ah Laftagereen
Duleedka magaalada Baydhabo Warar laga helayo ayaa sheegaya in askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ka baxeen fariisimahoodii, isla markaana ay ku biireen ciidamo daacad u ah Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen). Tallaabadan ay muujinayso isbeddel cusub oo ka dhex socda xaaladda amni iyo siyaasadeed ee Baydhabo. Sidoo kale, wararka ayaa sheegaya...
Liibiya oo soo rogtay xayiraado cusub oo Soomaalida saamenaya
Ra’iisul Wasaaraha dowladda Liibiya ayaa soo saaray go’aan cusub oo lagu adkeynayo xeerarka gelitaanka muwaadiniinta ka soo jeeda Sudan, Eritrea, Soomaaliya iyo Itoobiya, iyadoo tallaabadan lagu sheegay mid looga gol leeyahay xakameynta qulqulka muhaajiriinta iyo la dagaallanka socdaalka sharci darrada ah. Go’aanka ayaa dhigaya in laga joojiyo gelitaanka muwaadiniinta afartaas dal iyada oo loo marayo dhammaan marinada xuduudaha, marka laga...
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo soo xirtay dhageysiga Kiiska Sacdiya Bajaaj iyo xukunka oo la sugayo
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga dacwadda loo haysto Sacdiya Bajaaj, oo wajahaysa eedeymo la xiriira kicin dadweyne, iyadoo hadda la sugayo go’aanka kama dambaysta ah ee maxkamadda. Dhageysiga kiiska oo socday ku dhowaad saddex saacadood ayaa maxkamaddu ku dhegeysatay doodaha Xeer Ilaalinta, wareysiga eedeysanaha Sacdiya Bajaaj iyo difaaca ay soo bandhigeen qareennada u doodaya. Intii ay Maxkamada G/Banaadir...
Iska hor imaad ka dhacay Garowe oo kor u qaaday xiisadda Puntland iyo mucaaradka hubaysan
Magaalada Garoowe ayaa waxaa laga dareemayaa xiisad u dhaxaysa Puntland iyo siyaasiyiin mucaarad ah oo xiriir la leh dowladda federaalka, kaddib iska hor imaad shalay dhex maray ciidamada ammaanka iyo ilaalada siyaasi Maxamuud Mashruuc oo la taliye u ah Madaxweynaha Soomaaliya. Iska hor imaadka ayaa yimid kadib markii ciidamada ammaanku ay hor istaageen gaadiid dagaal oo la socday siyaasi Mashruuc,...









