Dagaal beeleed ka dhacay deegaanka Laashimo oo hoostaga degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag

0

Dagaal beeleed ayaa maanta ka dhacay deegaanka Laashimo oo hoostaga degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag. Dagaal beeleedkaan ayaa daba socda dagaallo soo noqnoqday oo dhiig badan ku daatay, inkastoo aan weli si rasmi ah loo xaqiijin karin tirada. Ilaa iyo hadda ma jiraan ciidamo dowladeed ama kuwa deegaanka ah oo si rasmi ah u kala dhex galay dhinacyada dagaallamaya, inkastoo qaar...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo booqasho ku tagay Washington

0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland, Abdirahman Dahir Aadan, ayaa booqosho ku tagy Washington, D.C., si uu uga qayb galo kulamo heer sare ah oo uu la yeesho mas’uuliyiinta dowladda Mareykanka iyo hay’adaha muhiimka ah ee Mareykanka, kuwaas oo lagu xoojinayo xiriirka labada dhinac iyo sidii loo ballaarin lahaa iskaashiga istiraatiijiga ah. Booqashadan ayaa la filayaa inay...

Maayarkii Berbera iyo Ku-xigeenkiisii oo Iska Casilay Xilalkii ay Hayeen

0

Maayirkii magaalada Berbera, Cabdishakuur Maxamuud Xasan (Ciddin), ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu hayay, kaddib in ka badan 14 sano oo uu hoggaaminayay maamulka magaalada. Sidoo kale, ku-xigeenkiisii Nuur Cadde ayaa isna iska casilay xilka. Is-casilaaddan ayaa timid kadib markii xukuumadda Somaliland ay oggolaatay qabsoomidda fadhi aan caadi ahayn oo ay codsadeen xubno ka...

Somaliland oo soo saartay bayaaan ku saabsan sii deynta maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii ka dhacay Laascaanood

0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Maxamed Muuse Cabdi oo loo yaqaan Galayr, ayaa xaqiijiyay in maxaabiista lagu hayo Laascaanood iyo kuwa lagu hayo Somaliland la isku beddeli doono ama la sii deyn doono isla maalintaas marka heshiis kama dambeys ah laga gaaro arrinkaasi. Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa ku dhawaaqay in nabadda iyo helidda xalka maxaabiista dagaalka ee lagu...

AL-shabaab oo weerar ka gaysatay Ismaamulka Mandheera

0

Xubno lagu tuhmayo in ay katirsan yihiin AL-shabaab ayaa weerar si siman ka gaystay Magaalooyinka Arabia iyo Fino ee Ismaamulka Mandheera, waxaana ka dhashay dhaawaca hal qof oo la sheegay in uu ahaa Carruur naas-nuug ah. Saraakiisha hay’adaha ammaanka ee Mandheera ayaa sheegay in ciidamadu ay jawaab ka bixiyeen weerarkaas isla markaana ay raad-raaceen xubnihii weerarka fuliyay oo ay ku...

Warbixin cusub oo ka digtay in ku sii daaho Mareykanka dagaalka sokeeye ee Soomaaliya

0

Warbixin cusub oo ka socota machadka fikirka ee Defense Priorities ayaa ku boorrineysa maamulka Trump inaysan aqoonsan Somaliland isla markaana ay ka saaraan dhammaan ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya, iyadoo lagu doodayo in dagaalka ka dhanka ah argagixisada ee socday labaatan sano uusan horumarin danaha Mareykanka balse uu xoojiya kooxaha kacdoonka ee la doonayay in laga hortago. Warbixinta, oo uu qoray...

Dalalka soo diray Ciidanka AUSSOM Soomaaliya oo ka shiraya Mustaqbalka Howlgalkooda

0

Khubarro Ciidan oo ka kala socda Dalalka Soomaaliya usoo diray Ciidanka Midowga Afrika ee howlgalla AUSSOM ayaa ka shiraya qorshaha mustaqbalka howlgalkooda haddii la waayo dhaqaalaha loo raadinayo sii wadista howlgalkaan. Waxa ay diiradda saarayaan xal u helista su’aalaha miiska saaran ee jawaabaha u baahan sida in lasii wado howlgalkaan, raadinta dhaqaalaha loo baahan, haddii loo baahdo in ciidamada la...

Khilaafka u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan oo saameeyey nolosha dhaqaale ee Soomaaliya

0

Khilaafka sii fidaya ee u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan ayaa si toos ah u saameeyey nolosha dhaqaale ee Soomaaliya, iyadoo qiimaha shidaalku kaceen 77 boqolkiiba habeen keliya iyo welwel cusub oo la xiriira burcad-badeedda Soomaalida maadaama kormeerka caalamiga ah ee badda uu ku fidsan yahay Badda Cas iyo Gacanka Hormuz. Xiisadda ayaa sii xoogaysatay 23-kii Luulyo markii dhaqdhaqaaqa Houthi ee...

Dhaqanka yaxaaska oo isbedelay sabab la xiriirta deegaanka iyo dadka

0

Faafitaanka lama filaan ah ee tobannaan Yaxaas ah oo ku sugan dhowr tuulo iyo deegaano u dhow wabiga Niil ee Suudaan ayaa cabsi badan gelisay dadka deggan meelahaas. Walbahaarka ayaa sii kordhay ka dib markii yaxaas weyn uu qaniinay beeraley isagoo shaqaynaya Jiinka wabiga Niil ee jasiiradda 'Sai' woqooyi Suudaan. Iyada oo dadku arkaan oo maqlaan, yaxaasku waxa uu qabsaday beeraleyga,...

Mooska Kenya oo gaaray suuqyada Muqdisho

0

Mooska Kenya ayaa gaaray suuqyada Muqdisho iyadoo aan la kulmin waxa Caqabad ah, musuqmaasuqa dowladda, ama canshuuraha soo dejinta ee weli neefsanaya beeraleyda Soomaaliyeed ee ku nool meelaha taariikhiga ah ee mooska sida Janaale iyo Buulo-Mareer. Farqigan ayaa muujiyay guuldarro aas-aasi ah oo ku saabsan siyaasadda ganacsiga Soomaaliya oo ay falanqeeyayaashu sheegayaan inay si nidaamsan u wiiqeyso beeraha maxalliga...