Madaxweynaha Masar oo markale kuceliyay in dalkiisu diyaar u yahay kamid noqoshada Howlgalka AUSSOM

0

Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa sheegay in Masar ay ka shaqeyneyso sidii loo gaari lahaa xasillooni iyo ammaan Geeska Afrika si loo adkeeyo marin biyoodka Badda Cas. Madaxweyne Al siisi ayaa arintaan ku micneeyay iyadoo la tixgelineyo in marin biyoodkaan uu muhiim u yahay amniga gobolka iyo kan caalamiga ah. Wuxuu intaas ku daray in Masar ay damacsan tahay...

Maraykanka oo Venezuela ka qabsaday Markab Shidaal waday

0

Dowladda Maraykanka ayaa gacanta ku dhigtay markii labaad oo kasoo ambabaxay dalka Venezuela sida ay ku warrantay Waaxda Amniga Gudaha Dalkaas oo warbixin hordhac ah kasoo saartay howlgalkaan qorsheysnaa ee dhacay. Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa dhowaan amar ku bixiyay in la beegsado Maraakiibta ka timaada ama u socota Dalka Venezuela si looga hortago daroogada uga soo gudubta dhinaca dalkaas...

War-murtiyeed culus oo laga soo saaray shirkii ka dhacay Kismaayo

0

Shirweynaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee saddexdii maalmood ee u dambeeyay ka socday magaalada Kismaayo ayaa lasoo gaba-gabeeyay. Shirkan oo diiradda lagu saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka, amni, dhaqaale iyo bini’aadantinimo ee Soomaaliya ayaa waxaa laga soo saaray war-murtiyeed xasaasi ah. War-murtiyeedkan ayaa lagu caddeeyay in maamulka Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku fashilmay siyaasaddii, amnigii iyo horumarinta dalka, isla markaana uu la...

Uganda oo taliye cusub u soo magacowday ciidankeeda ku sugan gudaha Soomaaliya

0

Taliyaha cusub ee Ciidanka Uganda ee ku sugan gudaha Soomaaliya kana tirsan Howlgalka AUSSOM, Jeneraal Kayanja Muhanga, ayaa maanta xilka kala wareegay taliyihii hore Joseph Musoke Ssemwanga. Taliyhii hore ayaa looga mahadceliyay kaalinta uu ka qaatay howlgallada ka dhanka ah AS ee ka socday gobolka Shabeellada Hoose, kaasi oo ay taageerayeen ciidanka xoogga dalka. Qoraal ka soo baxay Taliska AUSSOM ee...

Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay guddi baadhis ku samaynaya rabshadihii Borama

0

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa magacaabay guddi ka kooban 23 xubnood, kuwaas oo loo xilsaaray inay baadhitaan ku sameeyaan rabshadihii sababay dhimashada dadka badan ee horaantii bishan ka dhacay magaalada Borama. Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada, oo uu warbaahinta u akhriyay Afhayeenka Madaxweynaha, Xuseen Aadan Cige (Dayr), ayaa lagu sheegay in marka ay dhacaan dhibaatooyin noocan ah loo...

Dhacdo Naxdin leh: Aabe Soomaaliyeed oo maanta gabadhiisa ku gowracay degmada Baardheere

0

Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya dhacdo naxdin badan oo barqanimadii maanta ka dhacay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, kadib markii halkaasi uu Aabe Soomaaliyeed ku gowracay gabar uu dhalay. Aabaha ayaa la sheegay inuu gabadhiisa ku gowracay duuleedka degmada Baardheere, gaar ahaan nawaaxiga xerada barakacayaasha Iftin. Lama oga sababta rasmiga ah ee keentay in aabahan Soomaaliyeed uu gowraco gabadhiisa, waxaana dhacdadaan...

Wasiirka Difaaca Kenya oo Kormeer Shaqo ku Tagtay Kismaayo, Kana Warbixisay Doorka Ciidamada KDF ee AUSSOM

0

Wasiirka Difaaca ee dalka Kenya, Soipan Tuya, ayaa booqasho shaqo ku timid dalka Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Kismaayo ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland, halkaas oo ay ku booqatay ciidamada Kenya Defence Forces (KDF) ee ka howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM). Qoraal ay soo saartay ayay Wasiiraddu ku sheegtay in ujeeddada safarkeeda ay tahay kormeer iyo dhiirrigelin ay u...

Booliiska Soomaaliya oo maanta u dabbaaldegaya 82 sano guurada laga joogo markii la aasaasay

0

Booliiska Soomaaliya waxaa la aasaasay 20kii December sanadkii 1943dii, maanta waxaa laga joogaa 82 sano, Madaxda Dowladda Federaalka iyo hoggaankooda hambalyo u diray saraakiisha & Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed. Munaasabad lagu maamuusayo maalintaan ayaa lagu wadaa in lagu qabto Magaalada Muqdisho iyada oo ay ka qaybgalayaan Madaxda Dowladda Federaalka, Hoggaanka Ciidanka Booliiska, Saraakiil hore iyo xubno. Maalmihii lasoo dhaafay waxaa Caasimadda ka...

Mucaaradka oo isku fahmi la’ Shirka uga socda Kismaayo ee galay maalintii 3aad

0

Xubnaha Mucaaradka ah ee ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa isku fahmi la’ shirka uga socda Magaaladaas oo galay maalintii 3aad laguna wado in lasoo gabagabeeyo lagana soosaaro warmurtiyeed laga sugayo shirkaan. Sida ay xaqiijieen ilo ku dhow shirka, xubnaha mucaaradka oo isugu jira mas’uuliyiin xilal kala duwan dalka kasoo qabtay, kuwo hadda haya iyo madaxda Dowlad-Goboleedyada Puntland & Jubbaland ayaa...

Dhaqtar Suuxiye ah oo lagu helay in uu dilay in ka badan 30 Bukaan

0

Dhaqtar takhasuskiisu yahay Suuxinta Dadka la qalayo una dhashay Dalka Faransiiska oo lagu magacaabo Frédéric Pechier ayaa lagu helay kiis la xiriira in uu si ula kac ah u dilay in ka badan 30 Bukaan sida lagu sheegay eedda loo jeediyay. Ninkaan oo 53 jir ah ayaa Maxkamad ku taalla Besancon ee bariga Faransiiska waxa ay ku heshay dambi ah...