Kulamo looga hadlayo Mustaqbalka Koofur Galbeed oo ka billowday Magaalada Baydhabo

0

Magaalada Baydhabo xarunta Gobolka Baay waxaa ka billowday kulamo looga hadlayo mustaqbalka Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed iyo sidii Bulshada ay uga tashan lahayd howlaha geedi socodka Maamulkaas sida ay u sheegeen warbaahinta ilo kala duwan. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay gaaray Magaalada Baydhabo ayaa kulamo la qaatay mas’uuliyiinta Federaalka ee uga sii horreeyay Magaaladaas iyo xubno katirsan...

Madaxweynaha JFS oo gaaray Magaalada Baydhabo

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Duhurnimadii maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, waxaa soo dhaweeyay mas’uuliyiin kala duwan iyo maamulka KMG ah ee Koofur Galbeed. Dad weyne isaga kala yimid Xaafadaha Magaalada Baydhabo oo ku sugnaa Garoonka Diyaaradaha Shaati gaduud iyo Saraakiisha Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ayaa qayb ka ahaa...

Shuute “Sharcigu ma yaqaano kan waa Mucaarad & kanna waa Muxaafid”

0

Guddoomiyaha Maxkamadda Derajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida, Gaashaanle Sare, Xasan Cali Nuur Shuute ayaa digniin u diray Ciidamada labada heer ee ku sugan Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed. Shuute ayaa ka digay in lagu dhaqaaqo aargudasho, beegsi iyo abuurista wax weliba oo dhalin kara fal dambiyeed haddii laga dhega furaysta arrintaasina waxa uu sheegay in gacmaha...

Howlgal Lagu soo Qabtay Sarkaal Sare oo Al-Shabaab ka Tirsan oo ka dhacay Deegaanka Mubaarak

0

Howlgal wadajir ah oo ay fuliyeen ciidamada AUSSOM iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu soo qabtay sarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabaab, kaas oo lagu magacaabo Salaad Cusmaan Macalin, loona yaqaan “Sahm”, xilli uu ku sugnaa deegaanka Mubaarak. Sida lagu sheegay war kasoo baxay AUSSOM, Sarkaalkaan oo 40 jir ah ayaa la sheegay inuu ka tirsanaa Al-Shabaab tan iyo...

Waaxda Arrimaha Dibadda Maraykanka oo mas’uuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya ka mamnuucday gelitaanka Maraykanka

0

Maamulka Maraykanka ee uu hoggaamiyo Donald Trump ayaa si lama filaan ah uga noqday fiisooyinkii mas'uuliyiinta katirsan dowladda Soomaaliya. Waaxda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa u sheegtay mas'uuliyiinta Soomaaliya in si degdeg ah looga mamnuucay gelitaanka Maraykanka, go’aan ka soo baxay xilli Soomaaliya ay ku jirto xaalad siyaasadeed oo aan la hubin ka hor doorashada aan la iftiimin ee May...

Dagaal culus oo dhex-maray Xaadoole iyo maamulka degmada Warsheekh

0

Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal saaka ka dhacay aagga degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo u dhexeeyay mas’uul ka tirsan maamulka degmada iyo Xildhibaan Cismaan Xaadoole oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Dagaalka ayaa si gaar ah uga dhacay duleedka degmada, wuxuuna dhex-maray ciidamo uu watay gudoomiye ku xigeenka maamulka degmada Warsheekh Hiraabe...

Wafdi sare horudhac u ah Safarka MW Xasan Shiikh oo gaarey Magaalada Baydhabo

0

Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay maanta gaaray wafdi ballaaran oo ay hoggaaminayaan saraakiisha ugu sarreysa Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, kuwaas oo hordhac u ah socdaal saacadaha soo socda uu halkaas ku tagi doono Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka, Xasan Shiikh Maxamuud. Wafdigan oo loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee Shaati Gaduud, waxaa qayb ka ah Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka,...

Wariye ka tirsan TV-ga Somali Cable oo lagu xeray Muqdisho

0

Ciidamada Dowladda ayaa goor dhow ku xiray agagaarka saldhigga degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho wariye Cabdi Xaafid, oo ka tirsan TV-ga Somali Cable, isla markaana lagu yaqaan inuu ka mid yahay saxafiyiinta firfircoon ee ka howlgala magaalada. Ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in wariyaha la qabtay xilli uu ku sugnaa Nawaaxiga saldhigga Waaberi, inkastoo aan weli si cad loo...

Gantaallo laga soo tuuray Iran oo ku dhacay markab shidaal oo ku sugan biyaha Qatar

0

Weerar gantaallo ah oo la sheegay in laga soo qaaday dalka Iran ayaa ku lala beegsaday markab shidaal oo marayay biyaha dalka Qatar, sida ay xaqiijisay Wasaaradda Difaaca Qatar. Weerarkan ayaa si weyn u kordhiyay xiisadda ka taagan gobolka Bariga Dhexe, gaar ahaan marinnada muhiimka ah ee shidaalka. Wararka hordhaca ah ayaa tilmaamaya in gantaalladu si toos ah ugu dhaceen...

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo Baydhabo ku wajahan

0

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay halkaas oo uu ka dhacay Isbaddel dhinaca Maamulka ah kaddib markii uu iscasilay Laftagareen isla markaana isaga baxay Magaaladaas. Wafdi hordhac u ah Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Magaalada Baydhabo, waxaa la adkeeyay nabadgalyada iyada oo Guddoomiyaha Golaha Shacabka uu kulan gaar ah...