Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay Jabuuti

0

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u ambabaxay booqasho rasmi ah oo uu ku tagayo dalka Jabuuti, halkaas oo uu kulamo kula yeelan doono dhiggiisa dalkaasi, Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. Sida ay sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, kulanka labada madaxweyne ayaa diiradda lagu saari doonaa xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Jabuuti, gaar ahaan dhinacyada amniga,...

Bulshada Soomaalida ee ku nool Maraykanka oo la kulmaya hanjabaado iyo cunsuriyad joogta ah

0

Warbixin ay daabacday The Guardian ayaa iftiimisay cabsi iyo cadaadis sii kordhaya oo ay wajahayaan qaar ka mid ah bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Columbus ee Maraykanka, iyaga oo la kulmaya hanjabaado cunsuriyadeed, hadallo nacayb ah iyo cadaadis siyaasadeed oo la xidhiidha arrimaha socdaalka. Warbixintu waxay sheegtay in golaha sharci-dejinta ee gobolka Ohio uu dhawaan soo jeediyay qorshayaal dhowr...

Madaxweyne Xassan Shiikh oo beri u ambabaxaya safar dibeda ah

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud ayaa lagu wadaa inuu berri safar rasmi ah ku tago dalka Djibouti, kaas oo la qorsheynayo inuu socdo muddo laba maalmood ah, sida ay sheegeen ilo wareedyo rasmi ah. Safarkan ayaa qeyb ka ah dadaallada diblomaasiyadeed ee lagu xoojinayo xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya labada dal ee deriska ah. Inta uu ku sugan yahay Djibouti, Madaxweyne Xasan Sheekh...

Maraykanka oo la sheegay in uu ciidankiisa kala baxay Dalalka Khaliijka

0

Warar soo baxaya ayaa ku warramaya in Maraykanka uu billaabay qorshe uu ciidankiisa kala baxayo Dalalka Khaliijka Carabta kaddib markii khasaaraha kasoo gaaray duqaynta Iiraan ay kusii korortay goobaha saldhigyada ay ku leeyihiin. Dalalka laga saaray Ciidamada Maraykanka iyo qalabkooda waxaa kamid Qatar, Bahrain, Kuwait, Ciraaq, Jordan, Imaaraatka Carabta, Suuriya & Dalal kale kaddib markii uu ku kordhay culayska Militari...

Taliyaha howlgallada Maraykanka ee Africa iyo madaxweynaha Jubbaland oo ka wada hadlay hawlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab

0

Taliyaha Hawlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika, General Claude Tudor Jr, ayaa booqday magaalada Kismaayo, isaga oo la kulmay Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe, si ay uga wada hadlaan hawlgallada millatari ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. Kulankan ayaa sidoo kale looga hadlay iskaashiga u dhexeeya ciidamada ammaanka Jubaland iyo saraakiisha millatari ee Mareykanka, taasoo qayb ka ah qorsheyaal ballaaran...

Somaliland oo furatay dacwad caalami ah oo ka dhan ah dowlada Soomaaliya

0

Somaliland ayaa sheegtay in ay furatay dacwad caalami ah oo ay u gudbisay hay’adda hawada ee Qaramada Midoobay, taas oo ay doonayso in ay kula wareegto maamulka hawadeeda, isla markaana ay kaga gudubto nidaamka dal-ku-galka danabaysan (E-visa) ee Soomaaliya kusoo rogtay dadka u socda Hargeysa. “Soomaaliya ayaannu dacweynaynaa, waayo waxay sheeganaysaa in ay hawada Somaliland maamusho, mana maamusho, mana joogto,...

Jubbaland oo Mamnuucday in Codbaahiyaasha Masaajidda Kor Loo Qaado 10-ka Dambe ee Ramadaan

0

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo saartay awaamiir cusub oo ku saabsan isticmaalka codbaahiyaasha masaajidda inta lagu jiro tobanka dambe ee bisha barakeysan ee Ramadaan. Warqad rasmi ah oo kasoo baxday Wasaaradda ayaa lagu faray culimada, maamulka masaajidda iyo guddiyaasha degmooyinka in aan kor loo qaadin codka codbaahiyaasha dibadda masaajidda xilliyada Salaadda Tahajudka iyo cibaadooyinka...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo Ka Digay Dib-u-Dhac ku yimaada Doorashooyinka Dalka

0

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in ay si weyn uga walaacsan yihiin suurtagalnimada dib-u-dhac ku yimaada doorashooyinka dalka, kuwaas oo la filayo inay qabsoomaan marka ay dhammaadaan muddo xileedyada hay’adaha federaalka. Goluhu wuxuu xusay in sida ku cad Dastuurka Ku-Meel-Gaarka ah ee Soomaaliya ee 2012, muddo xileedka Baarlamaanka Federaalka uu ku eg yahay 14 Abriil...

Wasiir Fartaag oo kulan la yeeshay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika si loo xoojiyo amniga iyo xasilloonida dalka

0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire El Hadji Ibraahima Diene, iyada oo ay goob joog ka ahaayeen La-Taliyaha Amniga Qaranka, Amb. Aweis Haaji, iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha,  Yusuf Ali Mohamed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga...

Samira Gaid: Madaxweynuhu wuu ka taxaddarayaa in uu kordhiyo muddo xileedkiisa sabab la xiriirta dhaleecayn ka imaan karta beesha caalamka

0

Samira Gaid oo ah falanqeeye arrimaha amniga oo ka tirsan hay’adda Balqiis, ayaa sheegtay in aysan kala caddayn sida isbeddellada dastuurka uu u saameyn doono siyaasadda dalka ama muddo xileedka madaxweynaha ee haatan. Samira, oo la hadashay wakaaladda wararka Reuters, ayaa sheegtay in madaxweyne Hassan Sheikh uu ka taxaddarayo in uusan shaacin inuu kordhinayo xilkiisa, taas oo laga yaabo in...