DHAGEYSO :NISA oo kordhisay dhibaatada ay ku heyso shacabka Muqdisho

0

Ciidamo katirsan Nabad Sugida Soomaaliya ee NISA, ayaa billaabay bilihii u danbeeyey in ay dhibaateeyaan dadka leh ganacsiga yar-yar, gaar ahaan kuwa waratada ah iyo qaarka leh dabakayooyinka. Ciidamadan ayaa dadkaasi nolosha maalin laha ka raadinaya ganacsiga yar yar weydiisanaya lacago baad ah oo dhan $30 dollar, waxaana qofkii bixin waaya ay ugu hanjabaan inay ka bur burin doonaan goobtiisa...

Kenya oo dacwad ka gudbisay Dhallinyaro Soomaali ah oo Muuqaallo isaga dhex duubta Waddooyinka Nairobi

0

Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa sheegay in Dowladdaas ay usoo gudbisay dacwad ka dhan ah Dhallinyaro Soomaali ah oo Muuqaallo isaga soo duubta waddooyinka waa weyn ee Magaalada Nairobi. Jibriil ayaa tilmaamay in qof uu ku dhintay arrintaan halka dad kale ay ku dhaawacmeen, laamaha ammaanka Kenyana ay u sheegeen in ay Safaaradda Soomaaliya ay u...

Maxay ku heshiiyeen Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya & Morocco?

0

Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa dhiggiisa Morocco waxa ay kala saxiixdeen heshiis labo geesood ah oo dhexmaraya Labadaaan Dal sida Iskaashiga, horumarinta Ilaha muhiimka ah. War lagu daabacay bogga Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in uu waa cusub u beryay Muqdisho iyo Rabat oo wixii hadda ka dambeeya iska...

Isbitaakii Hooyada iyo Dhalaanka Jowhar oo isku Badalay Kawaanka Hooyada iyo Dhalaanka..

0

Waxaa Sii kordhaaaya Saameynta Hooyada iyo Dhalaanka ay kala kulmayaan Dhaqaatiirta ku Sugan Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka IMC ee magaalada Jowhar. Dhaqaatiirtaan qaarkkod oo aan Lahayn Qibrad ku Filan oo ay ku Umuliyaan Hooyada Xiliga foosha ayaa Sababay dhibaatooyin badan oo ay u geysteen Hooyooyin loo geeyay Cisbitaalka Si ay halkaas ugu Umulaan lkn Kala kulmay Uur kutaalo iyo dhibaato...

Warqad rasmi oo diray Gudoonka baarlamanka federalka Somaliya

0

Company sharci yaqaan oo ka diiwan gashan maxkamada cadaalada ee Eest Africa Una dooda dadka ayaa warqad rasmi usoo diray Gudoonka baarlamanka federalka Somaliya. Warqada ayaa sheegeysa in cabasho katimid Xildhibaan abiib ay soo gaartay kaasoo ka cabanaayo in lagu xadgudbay shuruucda Shirkadan qareenada ee ka diiwan gashan Maxkamada cadalada ee east Africa ayaa sheegay in ficilada lagula kacay xildhibaan abiib...

Trump oo xoogga saaraya dhaqangelinta go’aamada ka dhanka ah Soomaaliya & Ajaanib kale

0

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Madaxa Hay’adda Dhalashada iyo Socdaalka Mareykanka (USCIS), Joseph Edlow ku caadinaya in uu qaado tallaabooyin degdeg ah oo ka dhan ah Ajaanibta kasoo jeeda dalalka Somalia, Afghanistan, Cuba, Haiti, Iran & Venezuela. Donald Trump ayaa arrintaan u arka mid muhiim u ah amniga dalkiisa isla markaana meesha ka saari karto tuugada uu sheegay in ay...

Horjooge sare oo ka tirsanaa Al-shabaab iyo ilaaladiisii oo lagu dilay gobolka Jubbada Hoose

0

Ciidamada Kumaandooska Danab iyo kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa Xalay howlgal qorsheysan oo lagu dilay horjooge ka tirsan kooxda Al-shabaab ka fuliyay nawaaxiga degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose. War qoraal ah oo kasoo baxay Jubbaland ayaa lagu sheegay in howlgalka uu ahaa mid si gaar ah loogu beegsanaayay horjogayaal ka tirsan maleeshiyaadka Al-shabaab, islamarkaana lagu dilay horjooge magaciisa lagu...

Puntland oo sheegtay in ay dhinac walba ka cunaqabataysay Daacish

0

Wasiiru dowlaha madaxtooyada Puntland, Cabdifataax Maxamed Cabdinuur, ayaa sheegay in ay cunaqabatayn xooggan saareen goobaha ay Daacish kaga harsan yihiin buuraleyda Calmíska, si looga jaro sahay kasta oo ay ku sii joogsan karaan. Cabdifataax ayaa sheegay in meelaha ay Daacish ku dhuumaneyso si buuxda loo hareereeyay, ayna ka mid tahay qorshaha in laga xannibo raashiinka, shidaalka iyo adeegyadii kale ee...

Shil baabuur oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Muqdisho

0

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil gaari oo saakay aroortii hore ka dhacay Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho, kaasoo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Shilkan ayaa yimid kadib markii gaari nooca xamuulka qaada ah oo kasoo baxay dekada weyn ee Muqdisho uu ku dhacay Mooto Bajaaj mareysay wadada oo ay saaranayeen sadax ruux. Sadaxda ruux ee saarna Bajaajta...

Diyaarado dagaal oo waraaqo digniin ah ku daadiyay degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose

0

Wararka ka imanaya degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay waraaqo digniin ah ku daadiyeen degmadaasi, xilli Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbaland ay wadaan guluf ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab. Diyaaradahan oo aan la aqoon dalka laga leeyahay ayaa siday farriin ay dadka deegaanka ugu sheegayaan inay isaga fogaadaan meelaha ay ka ag dhow...