Soomaaliya & Sacuudiga oo ku heshiiyay horumarinta Dekedaha iyo Iskaashiga labada Dal
Dowladaha Soomaaliya & Sacuudiga ayaa ku heshiiyay iskaashi dhowr dhinac ka kooban oo xooggiisa saamaynaya dhinaca Dekedaha, kaddib markii Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda XFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur uu dhiggiisa Sacuudiga, Salaax Bin Nassar Aljaasir uu la saxiixday heshiiskaan. Soomaaliya iyo Sacuudiga ayaa ku ballamay in ay iska kaashadaan horumarinta Dekedaha, Dhoofka, Maalgashiga, Isdhaafsiga Khibradaha iyo wax weliba oo...
Hoggaanka Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ka hadlay kulankii ay la yeesheen Madaxweynaha
Qaar kamid ah hoggaanka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa faahfaahin kooban ka bixiyay kulankii ay maanta Madaxtooyada Qaranka kula yeesheen Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Mas’uuliyiinta hadalka jeediyay ayaa sheegay in kulanku uu diiradda saaray arrimo muhiim u ah mustaqbalka dalka, gaar ahaan nidaamka doorashooyinka, xoojinta wada-hadalka siyaasadeed iyo ilaalinta midnimada qaranka, Waxayna tilmaameen in shirku ahaa mid furan oo...
Shirkii dowladda Federaalka iyo Mucaaradka oo goordhow soo gaba gaboobay
Waxaa maanta magaalada Muqdisho, gaar ahaan xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Somalia, ka qabsoomay kulan u dhexeeyay madaxda Dowladda Federaalka iyo xubnaha Mucaaradka, kaas oo lagu lafaguray xaaladda siyaasadeed iyo amni ee dalka. Kulankan oo saacado badan qaatay, ayaa diiradda lagu saaray qodobbo masiiri ah, iyadoo labada dhinac ay isku afgarteen in la sii wado wadahadallada si xal looga gaaro...
Shirka Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka oo ka socda Villa Somalia
Goordhow waxaa Madaxtooyadda Soomaaliya ka furmay Dowaladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ay qeyb ka yihiin Maamulada Puntland iyo Jubbaland. Kulankaan ayaa looga hadlayaa arrimaha doorashooyinka, Abaaraha ka jira dalka, amniga gaar ahaan dagaalka AS iyo Ilaalinta Midnimada dalka. Shirkaan ayaa waxaa guddoominaya Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, iyadoo ay goobjoog yihiin dhammaan Xubnaha Golaha Mustaqbal. Shirkan ayaa aad...
Maxaa la filayaa in looga hadlo shirka maanta u furmaya Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka?
Waxaa la filayaa in maanta Madaxtooyadda Soomaaliya lagu qabto shir u dhaxeeya Dowaladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ay qeyb ka yihiin Maamulada Puntland iyo Jubbaland. Kulamadaan ayaa la filayaa in looga hadlo arrimaha doorashooyinka, Abaaraha ka jira dalka, amniga gaar ahaan dagaalka AS iyo Ilaalinta Midnimada dalka. Shirkaan ayaa waxaa ku baaqay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud...
Kenya oo sheegtay in ay ka hortagtay weerar Al-Shabaab qorsheysay in ay ka fuliyeen Nairobi
Ciidamada Sirdoonka dalka Kenya ayaa ku dhowaaqay in ay fashiliyeen weerar Al-Shabaab qorsheynaysay in ay ka fuliso magaalada caasimadda ah ee Nairobi. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, howlgalka ayaa lagu soo qabtay shabakad isku xiran oo ka tirsaneyd Al-Shabaab. kuwaasi oo ku sugnaa xeryaha qaxootiga Dhadhaab. Warbixin ay soo saareen Ciidanka ayay ku sheegeen in howlgalka ay ku soo qabteen bastoolado,...
Somaliland: Hadallada Erdogan waa faragelin aan la aqbali karin
Somaliland ayaa si adag u cambaareysay hadallo shalay ka soo yeedhay Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, kuwaas oo uu kaga horyimid aqoonsiga Somaliland, iyadoo ku tilmaantay faragelin aan la aqbali karin oo lagu carqaladeynayo xidhiidhada ay la leedahay waddamada gobolka iyo kuwa caalamka. War-saxaafadeed ay soo saartay Xukuumadda Somaliland ayaa lagu sheegay in go’aannada siyaasadda dibadda ee dalalka Geeska Afrika...
Shirka Dowladda & Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo maanta ka dhacaya Villa Somalia
Madaxtooyada Soomaaliya waxaa maanta ka dhacaya Shirka u dhaxeeya Madaxda Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyaga oo kawada hadlaya xaaladda Dalka, qorshaha Geeddi socodka Dalka & sidii kulamada u dhaxeeya ay usii socon lahaayeen. Kulan is arag ah oo shalay ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho ayaa ugu danbayn lagu go’aamiyay in madasha lagu wadahadlayo ay noqoto Villa Somalia oo...
Abiy Axmed oo Turkiga ka dalbaday in uu ka taageero sidii uu ku heli lahaa marin-badeed
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa sheegay inuu Dowladda Turkiga ka codsaday taageero diblomaasiyadeed oo ku saabsan dadaalka ay Addis Ababa ugu jirto helitaanka marin-badeed, xilli uu booqasho rasmi ah ku yimid madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan. Abiy ayaa shir jaraa’id oo ay si wadajir ah u qabteen ku sheegay in arrinta “raadinta marin-badeed” ay ahayd qodobka ugu muhiimsan ee...
Maxkamadda Degmada Hargeysa oo xukun ku ridday fannaanka Mubaarik Oktoober oo jidh dilay Fannaanada Farxiya Fiska
Maxkamadda Degmada Hargeysa ayaa xukun ku ridday Mubaarik Axmed Yuusuf, oo loo yaqaan Mubaarik Oktoober, kadib markii lagu helay dambi la xidhiidha jidh dil uu u geystay xaaskiisa, fannaannada Farxiya Axmed Caddaawe Geedi (Farxiya Fiska). Sida ku cad warqadda rasmiga ah ee kasoo baxday maxkamadda, taariikhdeeduna tahay 17/02/2026, dambiga lagu helay fannaanka waxa uu ku salaysan yahay qodobka 440(1) ee...









