Qoysas horleh oo Abaar darteed uga barakacay Gobolka Bakool

0

Deegaanno katirsan Gobolka Bakool ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed waxaa ka barakacay qoysas badan oo saamayn taban ku reebtay abaarta ka jirta qaybo kamid ah Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya, qaar kamid ah Dadkaan ayaa gaaray Gobolka Jubada Hoose. Xoolaha oo haraad darran uu hayo ayay dadkaan sheegeen in ay meelo dhexe qaarkood uga tageen maadaama awoodda socodka ay gabeen, tani waa...

Laamaha Amniga Dhuusamareeb oo soo qabtay Ragg lagu tuhunsan yahay inay qayb ka ahaayeen dil ka dhacay caasimadda Galmudug

0

Laamaha Amniga magaalada Dhuusamareeb ayaa soo qabtay Ragg lagu tuhunsan yahay inay qayb ka ahaayeen dil xalay ka dhacay caasimadda Galmudug. Wararka ugu danbayey ee aan helayno ayaaa sheegaya in qaar ka mid ah ragga la qabtay ay wateen hub halka qaar kalena lagu soo xiray iyaga oo aan wax hub ah wadin xilligii la qabanayay. Taliska Saldhigga Booliska Dhuusamareeb ayaa...

Booliska Soomaaliya oo magaalada Muqdisho ku soo bandhigay laba Wiil oo wada dhalatay

0

Booliska Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo bandhigay laba Wiil oo wada dhalatay, oo Mataane ah kuwaas oo horey loo sheegay in uu afduubtay mid ka mid Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya. Afhayeenka Booliska Soomaaliya Gaashaanlle Cabdifitaax Aadan Xasan oo shirjiraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay labada Wii loo lagu kala magacaabo Ibraahim Muuse Ibraahim, Yuusuf Muuse...

Maraakiibta Shiinaha oo lagu eedeeyay inay si xad dhaaf ah u guranayaan kaydka kalluunka Tuna ee Soomaaliya

0

Xeebaha Soomaaliya ayaa mar kale u soo baxay meel ay kusii badanayaan kalluumeysiga sharci darrada ah, sida ay ku warameen Maritime Fairtrade. Warbixinno dhowaan soo baxay ayaa muujinaya in maraakiibta Shiinaha ay si sharci-darro ah uga hawlgalaan biyaha Soomaaliya, taas oo gacan ka geysanaysa in si xad-dhaaf ah loo gurto kaydka kalluunka Tuna oo ay khubaradu ka digayaan inuu burburi...

Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay Safiirka Sacuudiga

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa manta kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Sacuudi Carabiya ee u fadhiya Soomaaliya, Danjire Axmed Bin Muxamad Saalax Al-muwalad. Kulankan ayaa looga hadlay dadaallada Dowladda Federaalka ee lagu xoojinayo xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Boqortooyada Sacuudiga, iyadoo diiradda lagu saarey adkaynta xiriirka taariikhiga ah ee labada...

Qaramada Midoobay oo Soomaaliya ka saartay dhinacyada ku lug leh askaraynta carruurta

0

Qaramada Midoobay ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada Booliiska iyo kuwa Milatariga ee Dowladda Soomaaliya laga saaray dhinacyada lagu eedeeyay askaraynta carruurta ee goobaha dagaalka. Tallaabadan ayaa waxaa Qaramada Midoobay ku tilmaantay guul weyn oo muujineysa sanado badan oo shaqo ah oo ay dowladda Soomaaliya iyo la-hawlgalayaasheedu qabteen. Warbixinta Qaramada Midoobay ee la xiriirta carruurta iyo colaadda Soomaaliya, oo loo gudbiyay...

Qarax Ismiidaamin ah oo xalay ka dhacay Muqdisho

0

Qarax xoogan ayaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Wadajir kaasoo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh. Sida wararku sheegayaan qaraxa oo ahaa mid ismiidaamin ah ayaa waxaa ka dhacay xerada ciidamada Jen. Dhegabadan (Ex Warshadii hore ee Nac-naca). Goob joogayaala ayaa ku waramay in nin waxyaabaha qarxa dhexda ku soo xirtay uu isku qarxiyey goob ay joogeen ciidamo...

Faahfaahino laga helayo duqeymo laga fuliyay gobolka Jubbada Dhexe

0

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal duqeyn ah oo saacadihii la soo dhaafay Diyaarado dagaal ay ka fuliyeen gobolka Jubbada Dhexe. Qoraal kooban oo ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in duqeynta lala beegsaday degmada Jilib oo ku taalla gobolka Jubbada Dhexe. Wararka ayaa intaasi ku daraya in la duqeeyay goob ay ku sugnaayeen saraakiil ka tirsan...

Madaxweynaha Somaliland oo isku shaandhayn ku sameeyay badhasaabada gobolada

0

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta soo saaray wareegtooyin uu ku magacaabay 7 mas’uul oo uu u igmaday xilal badhasaab oo cusub, isla markaana uu xilalkii kaga qaaday 4 mas’uul oo hore u hayay xilal heer gobol iyo hay’ado. Isku-shaandhayntan oo ah tii ugu muhiimsanayd ee uu Madaxweyne Cirro sameeyo, ayaa waxa kasoo muuqday 7 masuul, oo uu...

Faahfaahino ka soo baxaya duqeymo ka dhacay deegaanno hoos yimaada Afgooye

0

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaanno hoos yimaada magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose. Duqeymaha ayaa sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaarey dad rayid ah oo ku sugnaa tuulada Jambaluul ee duleedka degmada Afgooye. Tobanaan ruux ayaa warar soo baxaya sheegayaan inuu khasaare ka soo gaarey, kuwaasi oo...