Madaxweynaha Jubaland oo Magacaabay Guddiga Isu-duwidda Gurmadka Abaaraha
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa magacaabay Guddiga Isu-duwidda Gurmadka Abaaraha, guddi loo xilsaaray dejinta iyo hagidda qorshayaasha wax looga qabanayo abaarta ba’an ee ku habsatay deegaanada Jubaland. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha, ayaa lagu sheegay in xaaladda abaarta oo saamayn ballaaran ku yeelatay dadka iyo duunyada ay keentay in si degdeg ah loo magacaabo guddi heer dawlad...
Xaaska hoggaamiyaha cusub ee ISIS oo ka hadashay waxa ay ka ogtahay halka uu ku sugan yahay ninkeeda
Muna Abdule, xaaska hoggaamiyaha cusub ee Daacish, Cabdulqaadir Muumin, oo ku nool dalka Britain, isla markaana korineysa saddexda carruur oo ay dhashay, ayaa markii ugu horeysay ka hadashay waxa ay kala socoto halka uu ku sugan yahay seygeeda. Muna ayaa u sheegtay warbaahinta Daily Mail in saygeeda Cabdiqaadir Muumin uu isaga tagay iyada iyo carruurteeda iyaga oo da’ yar, islamarkaasna...
Ciidamada ammaanka oo Baladxaawo kawada howlgallo lagu raadinayo Dad dilal ka gaystay Degmadaas
Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo DG Jubbaland waxaa ka socda howlgallo ka dhan ah kooxo hubaysan oo dilal ka gaystay Degmadaas, 5 ruux ayaa lagu dilay Degmadaas xalay iyo aroornimadii hore ee saakay sida warbaahinta u sheegeen Dadka sugusan Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo . Dadka la dilay waxaa kamid ah labo wiil oo isla dhalatay sida ay xaqiijiyeen ilo...
Shacabka Muqdisho uu dhibane u ah ciidamada Nisa
Ciidamada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa Tacadiyo u geesta Shacabka ku nool magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya,Taas oo dhibaato ku ah nolosha Dad badan. Mid ah Dadka ay dhibaateeyeen Ciidamada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa Yiri''' Aniga waxaan ahay Abe u xaamasaha ilmo yar yar waxaan waxa ku iibiya wadooyinka magaalada muqdisho si aan...
Qandaraasyada Visaha oo Hoos u Dhac ku Riday Qiimaha Baasaboorka soomaaliga.
Maanta waxaa si rasmi ah loo daahfuray xafiis cusub oo gaar loo leeyahay oo loo xiray dal ku galka Masar, kaas oo ku qaadanaya $250 visa dal ku galka, halka adeeggaasi hore uga ahaa $110 oo sedex maalmood lagu heli jiray. Tani waxay kusoo beegmaysaa iyadoo dhowaan sidoo kale lagu wareejiyay shirkado gaar ah visaha Kenya iyo Uganda, kuwaas...
Jubbaland oo ku dhawaaqday inay tahay dowlad gaar ah
Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa maanta ku dhawaaqay go’aan culus oo xasaasi ah, isla markaana uga sii daraya xiisadda siyaasadeed ee haatan kala dhexeysa dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland, Mudane Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan oo maanta hadal siiyay warbaahinta ayaa sheegay in wax ka beddal ay ku sameeyeen dastuurka, waxaana uu tilmaamay inay ka guureen magaca dowlad-goboleed, isaga...
Masar oo xaqiijisay in Soomaaliya ay laf-dhabar u tahay amniga Qaranka Masar, Carabta iyo Afrika
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Masar ee Dr. Badr Abdel Aaty, ayaa maanta sheegay in Soomaaliya ay leedahay muhiimad istaraatiiji ah oo gaar ah, isaga oo ku tilmaamay “tiir-dhexaad ka mid ah amniga qaranka Masar, Carabta iyo Afrika”. Hadalkan ayuu ka jeediyay madal dood ah oo ciwaankeedu ahaa dowladnimo ka hanaqaada Soomaaliya: Istaraatiijiyado isku dubbaridan oo lagu ilaalinayo horumarka la gaaray”, taas...
Dowladda Itoobiya oo mar kale sheegtay in helitaanka marin-badeed uu yahay baahi qaran oo aan laga maarmi karin
Dowladda Itoobiya ayaa mar kale xoogga saartay in helitaanka marin-badeed uu yahay baahi qaran oo aan laga maarmi karin, taas oo muhiim u ah xoojinta iskaashiga gobolka, koboca dhaqaalaha, iyo ilaalinta xasilloonida iyo amniga Geeska Afrika. Warbixin ay soo bandhigtay dawladda iyo khubaro taageersan ayaa lagu sheegay in baahida Itoobiya ay ku salaysan tahay sharci caalami ah, caddaalad taariikhi ah,...
RSF oo lagu eedeeyay in ay ka dambaysay duqayn lagu dilay 33 Carruur
Kooxda Gurmadka Degdega ah ee RSF ayaa lagu eedeeyay duqayn lagu beegsaday xannaano wax lagu baro Carruurta oo ku taalla Magaalada Kalogi ee Gobolka Kordufaan ee horay loo oran jiray Bartamaha Suudaan, waxaa ku dhimatay weerarkaas 50 qof oo 33 kamid ah ay yihiin Carruur. Ilo kala duwan ayaa ku warramay in weerarkaan loo adeegsaday Diyaaradaha nooca duulliye la’aanta ah...
Qoysas badan oo Abaar darteed isaga barakacay deegaanno katirsan Jubada Hoose
Gobolka Jubada Hoose waxaa deegaanno katirsan ka billowday barakaca ay samaysanayaan Dadka Xoolo dhaqatada ah kaddib markii ay saamayn taban ku reebtay Abaar si ay u raadsadaan dhulka ay ku dhacday dhibicda roobka. Qaar kamid ah qoysaska ka baracay deegaannadooda ayaa sheegay in ay u xirxirteen deegaannada ay ka heli karaan Biyaha, Daaqa xoolahooda iyo cunnadii ay cuni lahaayeen maadaama...









