LATEST ARTICLES

Degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho oo saaka markale wajahday weerar culus

0

Degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ayaa saaka markale wajahday weerar culus, iyadoo dagaal xooggan uu ka qarxay xaafado ka tirsan degmada. Wararka hordhaca ah ayaa tilmaamaya in ciidamada la sheegay inay taabacsan yihiin dowladda ay weerarka qaadeen, halka dadka deegaanka ay si degdeg ah uga hortageen. Dadka ku nool Dayniile oo shalay muujiyay iska caabin xooggan ayaa maanta markale u...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la filayo inuu u safro dalka Turkiga

0

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa saacadaha soo socda u ambabixi doona dalka Turkiga, halkaas oo uu kaga qeyb-gali doono Madasha Dibloomaasiyadda ee Antalya. Madashan oo sannadkan la qabanayo inta u dhaxaysa 17-ka ilaa 19-ka bisha Abriil, ayaa lagu falanqayn doonaa mowduucyo caalami ah, iyadoo hal-ku-dhegga sannadkan yahay Qorshaynta Berrito: Maareynta Hubanti-la’aanta. Madaxweynaha waxaa socdaalkiisa ku wehlinaya xubno ka...

Turkiga oo sheegay in baahida tamarta dalkiisa uu ku daboolayo shidaalka uu kasoo saraayo Soomaaliya

0

Dowladda Turkey ayaa sheegtay in sii xoojinayso dadaalladeeda ku aaddan helitaanka ilo cusub oo tamar ah, iyadoo sheegtay shidaalka ay kasoo saarayso xeebaha Somalia inuu la xiriiro baahida sii kordheysa ee dalkaasi u qabo tamar. Turkiga, oo leh dad gaaraya 86 milyan, ayaa si weyn ugu tiirsan soo dejinta shidaalka iyo gaaska, iyadoo ku dhowaad saddex meelood meel baahidiisa tamareed...

Maamulka Gobolka Banaadir oo amar ku bixiyay in si buuxda loo isticmaalo Shilin Soomaaliga

0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Xassan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa amar ku bixiyay in si buuxda loo adeegsado lacagta shilin Soomaaliga, kaddib cabashooyin isa soo tarayay oo ku saabsan diidmada lacagtaas ee suuqyada caasimadda. Go’aankan ayaa yimid kaddib kulan degdeg ah oo uu guddoomiyuhu la yeeshay qaybaha kala duwan ee ganacsatada ku sugan Muqdisho, oo ay ku jireen...

Madaxweynaha Somaliland oo Waqooyi Bari ugu baaqay nabad iyo in maxaabiista la is-weydaarsado

0

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in xukuumaddiisu ay xidhiidh la samaysay madaxda Maamulka Waqooyi Bari, isaga oo ka codsaday in la gaadho heshiis nabadeed iyo in la is-weydaarsado maxaabiista. Madaxweynaha ayaa hadalkan ka jeediyay khudbaddiisa sanadlaha ah ee uu u jeediyay labada gole ee Baarlamaanka Somaliland, isaga oo muujiyay rajo wanaagsan oo ku aaddan in khilaafaadka jira...

Türkiye oo markii ugu horreysay si rasmi ah u xaqiijisay joogitaanka diyaaradaha dagaalka gudaha Soomaaliya

0

Wasaaradda Gaashaandhigga ee Türkiye ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in ay Soomaaliya u dirtay diyaaradaha dagaalka ee nooca F-16, kadib markii saddex ka mid ah ay duulimaad bandhig ah ka sameeyeen 12-kii Abriil 2026. Duulimaadkan ayaa qayb ka ahaa munaasabad lagu xusayay sanad-guurada 66-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, halkaas oo diyaaradaha F-16 ay dul heehaabeen goobta dabaaldegga. Wasaaraddu waxay...

Ciidamada Ammaanka DFS oo Degmada Kaaraan ku qabtay Kartoomo Khamri ah

0

Ciidamada Ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal ka sameeyeen Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir waxa ay kusoo qabteen Kartoomo Khamri ah oo lagu hayay guri si qarsoodi ah loogu iibinayay sida ay hadalka u dhigeen. Ciidankaan oo isugu jiray Booliis iyo Nabadsugid oo hayay xogta guryaha lagu iibiyo walxaha maanka dooriya ayaa gudaha u galay mid kamid ah guryahaas oo...

Dhageyso: Wabiga Shabeele oo biyo keenay &Saameynta isbadalka Cimilada

0

Bilihii lasoo dhaafay waxay biyo la’aan baahsan ay ka jirtay deegaanno badan oo uu maro Wabiga Shabelle, kadib markii uu wabiga biyo yareeyay. Magaalada Baladweyne waxaa dhexmara Wabiga, waxaana magaalada ka mid ahayd meelaha uu saameeyay biyo la’aantii Wabiga, hase ahaatee waxaa saacado kooban gudahood isbedal badan laga dareemay Biyaha Wabiga. Wabiga Shabeelle biyihii ayaa ka gura xiliyada qaar taas oo...

Baarlamanka 11-aad ee Soomaaliya oo waxaa maanta si rasmi ah uga soo idlaaday muddo-xileedkii afarta sano ee la doortay

0

Baarlamanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa maanta si rasmi ah uga soo idlaaday muddo-xileedkii afarta sano ee la doortay. Muddada xil-heynta Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale waxaa iyadna ka harsan ku dhowaad hal bil, taas oo ku egyahay 15-ka May 2026. Dhamaadka muddada baarlamanka ayaa imanaya iyadoo ay weli taagan tahay muran xooggan oo ka dhashay...

Dowladda Morocco oo laga codsaday in ay ka shaqayso sii daynta Muwaadiniin u dhashay Dalkaas oo ku xiran Soomaaliya

0

Qoysaska 6 Muwaadin oo u dhashay Dalka Morocco kuna xiran Soomaaliya gaar ahaan Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa codsaday in laga gacansiiyo sii daynta dadkooda oo muddo 2 sano ah xiran laguna waayay dambiyadii lagu eedeeyay. Ehalka oo Warbaahinta la hadlay iyaga oo dhinac joogaan mas’uuliyiin katirsan Kooxaha u dooda Xuquuqda Aadanaha Morocco waxa ay cod dheer ku gaarsiiyeen Dowladdooda iyo cid...