Bashiir Abdulahi
Dowladda Soomaaliya oo shaqo joojin ku sameysay qaar kamid ah diyaaradaha...
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa hakisay shaqada qaar ka mid ah diyaaradaha ka hawlgala Soomaaliya, kaddib kormeerro lagu ogaaday khaladaad farsamo iyo u...
Kulamada gaargaarka ah ee Madaxda DF & Mucaaradka oo ka socda...
Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulamada gaargaar ah ee Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha Mucaaradka ay uga arrinsanayaan qodobada miiska saaran ee la...
WFP oo ka digtay hakad ku yimaada howlaha gargaar ay kawado...
Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka (WFP) ee Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in barnaamijyadeeda gargaar ee badbaadiya nolosha malaayiin qof ay istaagi karaan toddobaadyada soo...
Wiil uu dhalay Mugabe oo lagu xiray Koofur Afrika kaddib markii...
Bellarmine Robert Mugabe oo ah wiilka uu dhalay Hoggaamiyihii hore ee Dalka Zimbabwe ayaa lagu xiray Dalka Koofur Afrika kaddib markii looga shakiyay isku...
Ciidamada Uganda ee ilaaliya Xafiiska QM ee Muqdisho oo la abaalmariyay
Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada ee Arrimaha Soomaaliya, James Swan ayaa billaado guddoonsiiyay Saraakiil iyo Askar u dhashay Dalka Uganda kana mid ah cutubka...
Dowladda Federaalka & Mucaaradka oo kulamo gaar gaar ah kawada Muqdisho
Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulamo gaar gaar ah oo ay wadaan mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha Mucaaradka ee wadahadalka uga furmay Madaxtooyada...
Qarax ka dhacay Magaada Muqdisho ee caasimadda soomaaliya
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Aroornimadii hore ee Saakay ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir, jugta qaraxaan...
Soomaaliya & Sacuudiga oo ku heshiiyay horumarinta Dekedaha iyo Iskaashiga labada...
Dowladaha Soomaaliya & Sacuudiga ayaa ku heshiiyay iskaashi dhowr dhinac ka kooban oo xooggiisa saamaynaya dhinaca Dekedaha, kaddib markii Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka...
Hoggaanka Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ka hadlay kulankii ay la yeesheen...
Qaar kamid ah hoggaanka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa faahfaahin kooban ka bixiyay kulankii ay maanta Madaxtooyada Qaranka kula yeesheen Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh...
Shirkii dowladda Federaalka iyo Mucaaradka oo goordhow soo gaba gaboobay
Waxaa maanta magaalada Muqdisho, gaar ahaan xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Somalia, ka qabsoomay kulan u dhexeeyay madaxda Dowladda Federaalka iyo xubnaha Mucaaradka, kaas...









