Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
702 POSTS 0 COMMENTS

Shirka Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka oo ka socda Villa Somalia

0
Goordhow waxaa Madaxtooyadda Soomaaliya ka furmay Dowaladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ay qeyb ka yihiin Maamulada Puntland iyo Jubbaland. Kulankaan ayaa looga hadlayaa...

Maxaa la filayaa in looga hadlo shirka maanta u furmaya Dowladda...

0
Waxaa la filayaa in maanta Madaxtooyadda Soomaaliya lagu qabto shir u dhaxeeya Dowaladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ay qeyb ka yihiin Maamulada...

Kenya oo sheegtay in ay ka hortagtay weerar Al-Shabaab qorsheysay...

0
Ciidamada Sirdoonka dalka Kenya ayaa ku dhowaaqay in ay fashiliyeen weerar Al-Shabaab qorsheynaysay in ay ka fuliso magaalada caasimadda ah ee Nairobi. Sida ay sheegeen...

Somaliland: Hadallada Erdogan waa faragelin aan la aqbali karin

0
Somaliland ayaa si adag u cambaareysay hadallo shalay ka soo yeedhay Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, kuwaas oo uu kaga horyimid  aqoonsiga Somaliland, iyadoo...

Shirka Dowladda & Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo maanta ka dhacaya Villa...

0
Madaxtooyada Soomaaliya waxaa maanta ka dhacaya Shirka u dhaxeeya Madaxda Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyaga oo kawada hadlaya xaaladda Dalka, qorshaha Geeddi...

Abiy Axmed oo Turkiga ka dalbaday in uu ka taageero sidii...

0
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa sheegay inuu Dowladda Turkiga ka codsaday taageero diblomaasiyadeed oo ku saabsan dadaalka ay Addis Ababa ugu jirto helitaanka...

Maxkamadda Degmada Hargeysa oo xukun ku ridday fannaanka Mubaarik Oktoober oo...

0
Maxkamadda Degmada Hargeysa ayaa xukun ku ridday Mubaarik Axmed Yuusuf, oo loo yaqaan Mubaarik Oktoober, kadib markii lagu helay dambi la xidhiidha jidh dil...

Sacuudiga oo ku dhowaaqay maalinta 1-aad ee Ramadaan

0
Boqortooyada Sacuudiga ayaa shaacisay in Bisha Ramadaan laga arkay gudaha dalkaasi, waxayna ku dhawaaqday in maalinta berri oo Arbaco ah ay tahay maalinta koowaad...

Wadahadal Taleefan oo Dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya iyo Amiirka Dalka Qatar

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qadka telfoonka kula hadlay Amiirka Dowladda Qatar, Tamim bin Xamad Al Thani, oo ay kaga wada hadleen xaaladda...

Australia oo wadda qorshe Soomaalida looga mamnuucayo inay dalkaas u safraan

0
Dowladda Australia ayaa lagu eedeeyay in ay waddo qorshe sir ah oo la doonyo si ballaaran loo mamnuuco muhaajiriinta ka imaanaya 37 gobol oo...