Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
702 POSTS 0 COMMENTS

Nin si khiyaano ah uga dhacay 69 milyan oo Yuuro howlgalka...

0
Muwaadin u dhashay dalka Spain ayaa lagu xukumay saddex sano oo xarig ah kaddib markii uu iska dhigay bixiye adeeg oo la shaqeeya howlgalka...

Wasiirka Warfaafinta Jubbaland “Deni iyo Axmed Madoobe kuma qasbana inay tagaan...

0
Wasiirka Warfaafinta Dowlad-goboleedka Jubbaland, Cabdifataax Maxamed Mukhtaar, ayaa si adag uga jawaabay hadal ka soo yeeray Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, kaas oo sheegay...

Turkiga oo Soomaaliya usoo diray markabkii shidaalka ka qodi lahaa xeebaha...

0
Dowladda Turkiga ayaa maanta u soo dirtay xeebaha Soomaaliya markabkeeda qodista  gunta-dheer ee Cagri Bey dalka, kaas oo wasiirka tamarta Turkigu sheegay in ay...

Madax Dhaqameedka Gobolka Awdal oo Joojiyay Wada-shaqayntii Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland

0
Guddida Dhaqanka Beelaha Gobolka Awdal ayaa beeniyay in lasoo xidhay nabada beelaha wada daga Awdal iyo Salal sida uu sheegay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland...

Maxkamadda CQS oo saaka toogatay Rag ku eedeysan in ay Muqdisho...

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil ah u fulisay Xasan Cali Iftiin Buule (Gacmey) Iyo Xasan Cali Ibraahim Maxamed Axmed (Baari, Biibaaye,...

Raysal Wasaare Abiy Axmed: Waddan ay ku nool yihiin 130 milyan...

0
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa mar kale ku celiyay rabitaanka Itoobiya ee helitaanka Badda Cas, isagoo ku tilmaamay arrin istiraatiiji u ah nolosha...

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida oo Xukunno ka soo saartay...

0
Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukunno kasoo saartay kiiska Maxamed Aadan Abuukar Xeydar Muqtaar iyo Maxamed Qadar Cali Aadan, oo labaduba...

Dagaal beeleed dib uga qarxay gobollada Galbeedka Somaliland, xilli la sheegay...

0
Dagaal u dhexeeya ciidamo beeleed ka kala tirsan beelaha wada dega gobollada Somaliland ee Awdal iyo Salal ayaa maanta dib u qarxay, kadib markii...

Masar oo sheegtay inay dhawaan Soomaaliya u soo dirayso ciidamo iyo...

0
Masar ayaa kaga dhawaaqday shir madaxeedka Midowga Afrika ee Addis Ababa in ay dhawaan u soo diri doonta Soomaaliya ciidamo iyo diyaarado militari, taasoo...

Soomaaliya oo ku biirtay Habraaca Dib-u-eegista Wadajirka Afrika (APRM)

0
Soomaaliya ayaa noqotay xubinta 45-aad ee ku biirta Habraaca Dib-u-eegista Wadajirka Afrika (APRM), taasoo la sheegay in ay muujinayso sida ay uga go’an tahay...