Bashiir Abdulahi
Soomaaliya oo ku biirtay Habraaca Dib-u-eegista Wadajirka Afrika (APRM)
Soomaaliya ayaa noqotay xubinta 45-aad ee ku biirta Habraaca Dib-u-eegista Wadajirka Afrika (APRM), taasoo la sheegay in ay muujinayso sida ay uga go’an tahay...
Nabad Sugida Jubaland oo sheegtay inay dileen 60 Dagaalame Al-shabaab ah
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Jubaland ayaa howlgal gaar ah oo socday muddo afar maalmood ah ka fuliyay Howdka Fog ee Badda Madow, deegaanka...
Qabiilada ay kasoo jeedaan Safiirada iyo Wakiiladda Caalamka ku metela dalka...
1- Khadija Ossoble Ali – Belgium & European Union (Ambassador / Permanent Representative) Hawiye/Mudulood/Abgaal
2- Jabril Ibrahim Abdulle – Kenya (Ambassador) Hawiye/Mudulood/Abgaal.
3- Mohamed Amin Sheikh...
Kumaandooska Gorgor oo Howlgallo Amni Xaqiijin ah ka Fuliyay Deegaanno Hoostaga...
Ciidanka Kumaandooska Gorgor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Raage Ceele ee gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo...
Shiinaha oo canshuur dhaaf u samaynaya badeecadaha ay u dhoofiyaan 53...
Dowladda Shiinaha ayaa ku dhawaaqday in ay hirgelin doonto nidaam canshuur dhaaf loogu samaynayo badeecadaha ay dalkiisa u dhoofiyaan 53 dal oo Afrikaan ah,...
Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay magaalada Adis Ababab kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed.
Kulanka ayaa looga...
UK oo maxkamad soo taagaysa nin Soomaali ah oo lagu eedeeyay...
Dowladda UK ayaa maxkamad soo taagaysa nin looga shakisan yahay inuu yahay Daacish, kaddib markii lagu eedeeyay inuu ka safray UK una baxay Soomaaliya...
Farmaajo oo ka hadlay kulankii uu la yeeshay Deni iyo Axmed...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan salaan iyo is-xog wareysi ah oo uu maanta la yeeshay Madaxweynayaasha Dowlad-goboleedyada...
Warbixin Sirdoon: Saraakiil Suudaani ah oo Tababaraya Kun Askari oo ku...
Warbixinno sirdoon ayaa shaaca ka qaaday in saraakiil ka tirsan Ciidanka Qaranka Suudaan ay ka qeyb qaadanayaan tababarka ku dhowaad kun askari oo Soomaali...
Madaxweyne Xasan Sheikh oo gaaray Addis Ababa si uu uga qeyb...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Madaxweynae Xasan...









