Bashiir Abdulahi
Dowladda Federaalka & Mucaaradka oo Muqdisho kawada kulamo gaargaar ah
Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulamo gaargaar ah oo Dowladda Federaalka iyo xubnaha Mucaaradka ah ay wadaan si dhinac weliba uu uga soo tashto...
Madaxweyne Cirro: Haddii la rabo midnimo, waa in Jabuuti, Soomaalida Itoobiya...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ku dooday in haddii la rabo in la mideeyo Soomaalida, loo baahan yahay in marka hore ay...
Sidee Madaxweynaha Puntland loogu soo dhaweeyay Muqdisho
Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ku jiraan ciidamo hubeysan ayaa goordhow kasoo dagay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee...
Madaxweyne Axmed Madoobe oo soo gaarey magaalada Muqdisho
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa manta muddo 18 bilood ka dib ah soo gaarey magaalada Muqdisho.
Mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha kala duwan...
Ra’iisul Wasaare Xamse Barre oo amray in kaarka Caafimaadka Dowladda laga...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa amar ku bixiyay in kaarka caafimaadka ee ay bixiso Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya uu noqdo mid...
Al-Shabaab oo qiratay sarkaal sare looga dilay Duqeyn ka dhacday Gobolka...
Kooxda Al-Shabaab ayaa soo saartay bayaan ay ku sheegtay in Sheekh Maxamed Saahal, oo ay ku naanaysi jireen Abu Usaama, laguna tilmaamay inuu ahaa...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay Wafdi Sare oo ka...
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka...
DEG DEG: Shil diyaaradeed oo ka dhacay garoonka Muqdisho
Waxaa goordhoweyd garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho shil ku gashay diyaarad ay leedahay shirkadda StarSky.
Diyaaradan ayaa kamid ah kuwa gobollada...
Soomaaliya & Turkiga oo ku heshiiyay in ay iska kaashadaan Isgaarsiinta...
Hay’adaha Isgaarsiinta Qaranka ee Soomaaliya & Turkiga ayaa ku heshiiyay in ay iska kaashadaan dhinaca Isgaarsiinta Elektarooniga, Khibradaha & adkaynta Nidaamka Internetka sida lagu...
Wufuud hordhac u ah Madaxweyneyaasha Puntland & Jubbaland oo Muqdisho kusoo...
Magaalada Muqdisho waxaa kusoo wajahan wufuud hordhac u ah Madaxweyneyaasha Dowlad-Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland oo ka qaybgalaya shirka Dowladda iyo Mucaaradka u dhaxeeya.
wararka qaar...









