Bashiir Abdulahi
Madaxweyne Cirro oo ciidanka Somaliland amray in ay dib uga laabtaan...
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro oo si kulul uga hadlay dibadbaxyadii rabshadaha watay iyo khasaaraha ka dhashay Rasaastii tooska ahayd ee Ciidamada rideen...
Madaxweynaha Waqtigiisa sii dhammanaya ee xasan sheekh oo Gaaray Dalka Qadar+sawirro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Garaay dalka Qatar, halkaasi oo uga qeyb-galayo shir heer caalami ah.
Socdaalka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Qatar...
Soomaaliya oo wajahaysa halisyo siyaasadeed, amni iyo dhaqaale
Warbixin cusub oo ay soo saartay Akadeemiyada Sirdoonka Turkiga ayaa ka digaysa in Soomaaliya ay soo galeyso xilli adag oo ay saameynayaan halisyo badan...
Booliiska Somaliland oo war kasoo saaray amniga magaalada Boorama kadib mudaharaado...
Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa ugu baaqay bulshada magaalada Boorama inay is xakameeyaan, kadib mudaharaado ay laba dhallinyaro ahi ku dhinteen, kuwo kalena ay ku...
Ciidamada Dowladda oo Baraawe ka sameeyay howlgal qorsheysan oo lagu qabtay...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 61aad, Guutada 6aad, Qeybta 60aad ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen magaalada Baraawe ku soo qabtay...
Israa’iil Oo Walaac Amni Ka Muujisay Dhaqdhaqaaqyada Milatari Ee Turkiga Ka...
Israel ayaa soo saartay qiimeyn amni oo aan caadi ahayn oo ay Soomaaliya ugu magacdartay khatar istaraatiiji ah oo soo ifbaxeysa, sida lagu sheegay...
Maraykanka oo xaqiijiyay in la xiray 5 qof oo Soomaali ah
War kasoo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dalka Maraykanka ayaa lagu sheegay in la xiray 12 qof oo ajaanib ah oo ay ku jiraan...
Dibadbax rabshado watay oo sababay dhimasho & dhaawac oo ka dhacay...
Magaalada Boorama waxaa ka dhacay dibadbax ka dhan ah Xukuumadda Somaliland oo la xiriira soo bandhigista buug lagu magacaabo ‘Xeer Ciise’ oo la damacsanaa...
Soomaaliya iyo Turkmenistan oo ka wada hadlay xoojin xiriirkooda Diblumaasiyadeed
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya iyo Turkmenistan ayaa telefoon ku yeeshay wada-hadal diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal, gaar ahaan dhinacyada siyaasadda, nabadda...
Dawladda Jubaland oo magacowday guddi heer sare ah oo ka kooban...
Dawladda Jubaland ayaa maanta oo Khamiis ah magacowday guddi heer sare ah oo ka kooban 9 xubnood, kuwaas oo iskugu jira wasiirro iyo mas’uuliyiin...









