Bashiir Abdulahi
Trump oo wacad ku maray in uu jinsiyadda kala noqon doono...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Talaadadii sheegay in maamulkiisu uu ka shaqeyn doono laalidda dhalashada muwaadiniinta Mareykanka ee asal ahaan soo galooti ah, haddii...
Xiisad ka taagan Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho
Xiisad ayaa ka taagan Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho, kaddib markii saddex diyaaradood oo xamuul ah oo ay leedahay Itoobiya ay doonayeen in ay...
Sarkaal Al-shabaab u qaabilsana Aasida Miinooyinka oo lagu dilay duuleedka degmada...
Ciidanka Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaliyeed ee NISA ayaa howlgal qorsheysnaa oo ay maanta ka fuliyeen duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose...
Dagaal Xalay ka dhacay Magaalada Beladweyne & Amniga Magaalada oo sii...
Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa xalay ka dhacay Dagaal u dhaxeeyay ciidamada Dowlada soomaaliya iyo Al-Shabaab.
Kaas oo socday mudo saacad ku dhaw,...
Shirkadda DP- World oo sheegtay inay ku shaqeynayso heshiisyada ay kula...
Shirkadda dekedaha iyo saadka ee DP World oo laga leeyahay Dubai ayaa sheegtay in hawlaheeda ay si caadi ah uga socdaan dekedda Berbera ee...
Somaliland oo sheegtay in dowlada Soomaaliya anay awood u lahayn burinta...
Somaliland ayaa si rasmi ah uga jawaabtay hadal ka soo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo ay ku sheegatay in ay ku burisay dhammaan...
4 kamid ah Dowlad Gobleedyada dalka oo xiriirkii u jaray Wasaaradda...
Wasaaradaha Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dowlad goboleedyada kala ah Galmudug, Hirshabelle, Koonfur Galbeed iyo Waqooyi Bari ayaa maanta Warsaxafadeed ay si wadajir ah...
Jubbaland oo si rasmi ah u diiday go’aanka Dowladda Federaalka ee...
Jubbaland ayaa si adag u diiday go’aankii ka soo baxay Golaha Wasiirrada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee lagu baabi’inayay heshiisyadii ay Imaaraadka Carabta la galeen...
Somaliland oo ka hor timid amarka dowlada Soomaaliya, Imaataarka-na ku tilmaantay...
Somaliland ayaa ka hor timid go'aanka kasoo baxay Golaha Wasiirada ee Soomaaliya, oo Somaliland ku jirto lagaga saaray dowlada Imaaraatka Carabta, isla markaana lagu...
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo buriyey dhamaan Heshiisyadii Dowlada Soomaaliya la gashay...
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u buriyay ama u baabi'iyay dhamaan heshiisyadii ay dowladda Imaaraadka Carabta ku joogtay gudaha dalka...









