Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
707 POSTS 0 COMMENTS

Madaxweynaha Dowladda Jubaland, oo Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...

0
Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay, ahna Isku-duwaha arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya,...

Golaha Shacabka BFS oo u codeeyay Axdiga Xakamaynta Tubaakada

0
Kulan maanta Golaha Shacabka, Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu ku yeeshay xaruntiisa waxa ay Xildhibaannadu u codeeyeen Axdiga Xakamaynta Tubaakada oo qaraarkaas waxaa ogolaaday 139...

Puntland oo sheegtay in dowladnimada Soomaaliya ay halis weyn ku jirto,...

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku jirto marxalad siyaasadeed oo aad u adag, taas oo si toos ah halis...

Kooxda Al-shabaab oo isaga baxday deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan

0
Al-shabaab aya ka baxay deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Al-shabaab ayaa waxaa ay faarujiyeen deegaanada kala ah Teedaan iyo Bukure oo ku yaala...

Puntland oo ka digtay safarka madaxweyne Xasan Sheikh uu ku tagayo...

0
Puntland ayaa ka digtay safarka uu madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ku tagayo magaalada Laascaanood ee maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, halkaas oo la sheegay...

Xassan Shiikh oo booqasho xasaasi ah ku tagaya Magaalada Laascaanod

0
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalinta Khamiista u safri doona magaalada Laascaanood, ee caasimadda gobolka Sool Wuxuu ka qeyb gali doonaa caleema saarka Madaxweynaha...

Ciidamada amaanka degmada Baardheere oo gacanta kusoo dhigay mid ka mid...

0
Ciidamada amaanka ee ka howlgala degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa gacanta kusoo dhigay mid ka mid ah saraakiisha ugu halista badnaa kooxda Al-shabaab...

Imaaraadka oo bilaabay in agabka ciidan uu kala baxo Soomaaliya

0
Dowladda Isu Tegga Imaaraadka Carabta ayaa bilowday inay daad gureyso agabka ciidan iyo shaqaalaha ka jooga gudaha Soomaaliya, kadib markii dowladda federaalka ay todobaadkii...

Wasiirka Arrimaha dibeda China oo ka baaqday safarkii maanta ee Muqdisho

0
Socdaalkii Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha, Wang Yi, ee maanta lagu waday inuu ku yimaado Muqdisho ayaa dib u dhacay. Ilo wareedyo ayaa sheegaya inuu u...

Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

0
Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in hlkaas Xalay lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Kadiye Maxamuud Cabdi Dhicisow. Allah u...