Bashiir Abdulahi
Laba Weerar Barakicin Shacab oo Ka Dhacay Dayniile iyo Hodan
Maanta laba weerar oo barakicin ah ayaa lagu qaaday xaafadaha Warlaliska ee degmada Dayniile iyo Soonakey ee degmada Hodan, kuwaasoo si gaar ah u...
Madaxweyne Cirro iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda SRL oo shir jaraa’id ku...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Israel, Gideon Saar, ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland.
Booqashadaan ayaa ku soo aadeysa laba todobaad kadib markii...
Rabshado xooggan oo ka socda degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir
Rabshado xoogan ayaa ka socda degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ka dib markii ay fooda is dareen shacab careysan iyo ciidamada amaanka dowlada Somalia.
Rabshadahan...
Wasiirka arrimaha dibadda ee Israa’iil oo booqasho rasmi ah ku yimid...
Gideon Sa’ar ayaa la filayaa inuu la kulmo madaxweynaha Somaliland si loo horumariyo iskaashiga siyaasadeed iyo istaraatiijiyadeed ka dib markii Israa’iil ay aqoonsatay madax-banaanideeda,...
Dagaal Ka Dhacay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir
Dagaal u dhaxeeyay askar ka wada tirsan ciidanka dowladda federaalka ayaa maanta ka dhacay xaafadda Kaawo Godeey degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.
Dagaalkan ayaa bilowday...
Wakiilka Soomaaliya u fadhiya qaramada Midoobay oo wajahaya cadaadis iyo baaris...
Wasiir ku xigeenka Caafimaadka ee dawladda Maraykanka Jim O'Nell ayaa xaqiijiyey in Wakiilka Soomaaliya u fadhiya qaramada Midoobay uu qayb ka yahay shirkad caafimaad...
Trump: Musuq-maasuqa Soomaalida Minnesota wuxuu gaari karaa $50 bilyan, kuwa ku...
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in musuq-maasuq ballaaran oo lagu eedeeyay dad Soomaali ah oo ku nool gobolka Minnesota uu aad uga...
Somaliland oo joojisay duulliymaadka Diyaaradda Air Djibouti
Somaliland ayaa Jamhuuriyadda Jabuuti ku wargeliyay in uu deegaannada maamulkaas ka joojiyay Diyaaradda Air Djibouti kaddib markii Xukuumadda Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ay safka...
5 qof oo isku qoys ah oo ku dhintay Dab ka...
5 ruux oo isku qoys ah ayaa ku geeriyooday Dab ka kacay Guri ku yaalla Magaalada Hargaysa xarunta Maamulka Somaliland, dadka dhintay ayaa la...
Erdogan iyo Dhaxal-sugaha Sacuudiga oo ka wada hadlay xaaladda Soomaaliya iyo...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa wada-hadal dhanka taleefanka ah la yeeshay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga, Amiir Maxamed Bin Salmaan, kulan si gaar ah diiradda...









