Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
711 POSTS 0 COMMENTS

5 qof oo isku qoys ah oo ku dhintay Dab ka...

0
5 ruux oo isku qoys ah ayaa ku geeriyooday Dab ka kacay Guri ku yaalla Magaalada Hargaysa xarunta Maamulka Somaliland, dadka dhintay ayaa la...

Erdogan iyo Dhaxal-sugaha Sacuudiga oo ka wada hadlay xaaladda Soomaaliya iyo...

0
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa wada-hadal dhanka taleefanka ah la yeeshay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga, Amiir Maxamed Bin Salmaan, kulan si gaar ah diiradda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan siyaasadeed kula yeeshay Muqdisho Madaxweynihii hore...

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay kulan gaar ah kula yeeshay magaalada Muqdisho Madaxweynihii hore ee dalka, ahna hoggaamiyaha Xisbiga Himilo Qaran, Shariif...

Donald Trump oo xoogga saaraya in aan lagula tartamin Koofurta Ameerika

0
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa la sheegay in uu dejiyay qorshe xooggan oo ka dhan ah sidii uu isaga fogayn lahaa Dalalka Shiinaha iyo...

Somaliland oo Taageertay Tallaabada uu Maraykanku Kusoo Qabtay Madaxweynihi Venezuela

0
Somaliland ayaa taageertay tallaabadii uay ciidamada Maraykanku Kusoo qabteen Madaxweynihi hore ee dalka Venezuela, Nicolas Maduro, iyo xaaskiisii oo ay ku tilmaantay tallaabo dib...

Sarkaal ka tirsan ciidanka Puntland iyo labo askari oo lagu dilay...

0
Ugu yaraan labo askari iyo sarkaal ciidan ayaa ku geeriyooday, in ka badan shan kalena waa ay ku dhaawacmeen kaddib qarax xooggan oo saakay...

Galgaduud: Ugu yaraan 12 qof oo shacab ah oo ku geeriyooday...

0
Ugu yaraan 12 qof oo shacab ah ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen, halka tiro kale oo ka badan 8 qofna ay ku dhaawacmeen...

Shacabka ku dhaqan tuulooyinka Jameeco iyo Nabaaxiga ee Degmada Xawaadley oo...

0
Shacabka ku dhaqan tuulooyinka Jameeco iyo Nabaaxiga ee Degmada Xawaadley ayaa wajahaya xaalad aad u adag oo dhanka nolosha ah, kaddib markii ay ka...

Xildhibaanno katirsan Golaha Wakiillada Somaliland oo si adag uga hadlay Dad...

0
Xildhibaan Maxamed Abiib iyo Mukhtaar Xasan Maydhane ayaa si wadajir ah uga hor yimid tobanneeyo ruux oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada ammaanka Somaliland ay...

Horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay howlgal laga...

0
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed,  gaar ahaan kuwa Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa Xalay fuliyay howlgal si heer sare ah loo qorsheeyay...