Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
711 POSTS 0 COMMENTS

Ciidamada Maraykanka oo qabtay Madaxweynihii Venezuela iyo xaaskiisa

0
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in ciidammada Maraykanku ay weerar culus ku qaadeen dalka Venezuela, isla markaana ay gacanta ku dhigeen Madaxweynaha Venezuela,...

Puntland oo ciidamadii ugu badnaa kasoo saartay Calmiskaad, iyadoo ku daabulaysa...

0
Puntland ayaa ka soo saartay ciidamadii ugu badnaa ee ka dagaallamayay buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari, kaddib muddo ku dhow hal sano oo uu...

Abaar saamayn taban ku reebtay Xoolo dhaqato & Beeralay oo ka...

0
Deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed iyo Jubbaland waxaa ka jira abaar saamayn taban ku reebtay dadka Xoolo dhaqatada ah iyo kuwa Beeralayda ah, qoysaska...

Halis amni oo ka jirta Muqdisho ee caasimadda soomaaliya

0
Saraakiil sare oo ka tirsan laamaha amniga Soomaaliya ayaa la sheegay inay isku dhaceen, kaddib muran ka dhashay kala qaybsiga lacago lagu bixiyay fasaxa...

Qarax lala eegtay kolonyo galbinaysa Madaxweynaha DG Hir-Shabeelle

0
Qarax la sheegay in uu ahaa miino dhulka lagu aasay ayaa lala eegtay kolonyo galbinaysay Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo...

Ciidamada DFS & Macawiisleyda oo garab ah oo Al-Shabaab kula...

0
Ciidamada Xoogga Dalka oo garab ka helaya kuwa deegaanka ee Macawiisleyda ayaa dagaal Al-Shabaab kula galay deegaannada Godka Galayda & Shoolka oo u dhaxeeya...

Markab Shiinees ah oo ku caan baxay kalluumaysiga sharci-darrada ah oo...

0
Markab kalluumaysi oo Shiinees ah, kana tirsan maraakiib caan ku ah kalluumaysiga sharci-darrada ah, ayaa lagu qafaashay xeebaha Puntland ee Soomaaliya, sida ay sheegtay...

Duqa Cusub ee New York oo ku dhaqaaqaya tallaabo ka dhan...

0
Zohran Mamdani oo loo dhaariyay xilka ah Duqa Cusub ee Magaalada New York uuna ku guulaystay Bishii November sanadkii 2025 ayaa loo dhaariyay xilkaas,...

Jabaabtii Madaxweyne xasan sheikh ka sugaayay xildhibaanada Somaliland maxay noqotay

0
27-kii bishan, madaxweyne Xassan Sh ayaa ka dalbaday xildhibaanada in ay mowqifkooda cadeeyaan oo ay dawladda la garab noqdaan, oo diidaan aqoonsiga ISR|L. Xildhibaanadii waa...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Dib u Dhigtay Hirgelinta Shuruudda Kaarka...

0
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed (ICA) ayaa soo saartay wargelin rasmi ah oo ku saabsan shuruudda cusub ee Kaarka Aqoonsiga Qaranka ee safarka gudaha...