Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
483 POSTS 0 COMMENTS

Burcada u dhalatay dalka Koonfur Afrika oo kordhiyay beegsiga Muwaadiniinta Soomaaliyeed

0
Waxaa aad u sii kordhaya beegsiga lagu haya muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koonfur Afrika, gaar ahaan deegaanada hoostaga magaalada Cape town. 48 saacadood...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay Aaska Qaran ee Raila Odinga...

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo uu kaga qaybgalay Aaska Qaran ee Ra’iisul Wasaarihii hore...

Booliiska Soomaaliya oo Dekadda Muqdisho ku qabtay Maandooriye halis ku ahaa...

0
Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigay konteenar ay ku jiraan maandooriyayaal halis ah oo laga soo dajiyay Dekedda weyn ee magaalada...

Jarmalka oo uga digay muwaadiniintiisa khatar argagixiso oo ka jirta Kenya...

0
Jarmalka ayaa soo saaray digniin safar oo ku socota muwaadiniintiisa sugan ama u safraya dalka Kenya, isagoo uga digay khatar sii kordheysa oo la...

DHAGEYSO:-Wasaaradda Amniga Hirshabelle oo amaro digniin ah ka soo saartay ciyaal...

0
Magaalada Jowhar waxaa ka jira ciyaal weero dhibaato ku haya bulshada, Waxa ay u baabulan yihiin koox koox iyaga oo ka dhisan xaafadaha ay...

Dowladda Federaalka oo Saraakiisha Ciidamada Itoobiya kala hadashay amniga Doolow

0
Dowladda Federaalka ayaa saacadihii la soo dhaafay isku dayaysay in Ciidamo dheeraad ah la geeyo magaalada Doolow ee gobolka Gedo, halkaasi oo ay ku...

Saddex Waddo oo Muhiim ah oo Muqdisho ku yaalla oo Dib...

0
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah dib ugu furay saddex waddo oo muhiim ah oo muddo xiranayd sababo la xiriira arrimaha amniga,...

10 askari oo katisran ciidanka Puntland oo ku geeriyoodoy qarax lagula...

0
10 askari oo ka tirsan Ciidanka amniga Puntland ayaa ku geeriyooday, halka 5 kalena ay ku dhaawacmeen qarax lagula eegtay waddada Daraymadoobe, oo u...

Qarax khasaare kala duwan geystay oo ka dhacay magaalada Baledweyne

0
 Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xooganaa oo jugtiisa si weyn looga maqlay xaafado ka tirsan magaalada Baledweyne, kasoo ka dhacay barqanimadii maanta...

Midowga Afrika iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay mustaqbalka Hawlgalka...

0
Ku Xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabbilsan Soomaaliya, Danjire Moukhtar Osman Kaire, ayaa magaalada Muqdisho kulan muhiim ah kula yeeshay wafdi...