Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
1649 POSTS 0 COMMENTS

Xildhibaan Saleebaan Food oo kamid ah Saaxiibada Cirro oo lagu xiray...

0
Wararka laga helayo Magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Itoobiya ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka Dalkaas ay xireen Xildhibaan Saleebaan Nuur Warsame Food oo...

ICG: Dagaalka Dowladda iyo Al-Shabaab oo galay marxalad ismari waa ah

0
Warbixin cusub oo ay soo saartay Hay’adda la socodka xasaradaha caalamiga ah ee International Crisis Group (ICG) ayaa lagu sheegay in dagaalka u dhexeeya...

Midowga Afrika oo sheegay in uusan sii socon Karin howlgalka AUSSOM...

0
Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay in aanay sii socon Karin howlgalkooda Soomaaliya ee soo billowday sannadkii 2007dii haddii uusan taageero Caalami ah kaddib markii...

Booliska Gobolka Banaadir oo xabsiga dhigay nin lagu eedeeyey

0
Ciidanka Booliiska Caasimadda ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane Maxamed Axmed Maxamed, kaas oo ku eedeysan inuu ku kacay fal dhagar ah oo uu...

Soomaaliya & Turkiga oo iska kaashanaya Xoojinta Iskaashiga Badda

0
Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa iska kaashanaya xoojinta iskaashiga dhinaca Badda kaddib markii ay kulmeen Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur...

Duqa Magaalada St. Louis Park ee Maraykanka, Naadiya Maxamed oo Muqdisho...

0
Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaartay Duqa Magaalada St. Louis Park Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, Naadiya Maxamed ayaa maanta soo gaartay Magaalada Muqdisho...

Gaadiid iyo Hub culus oo soo bandhigay Maamulka Jubbaland

0
Maamul Goboleedka Jubbaland oo uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa sameeyay bandhig miitari oo aad u xooggan taasi oo ku tusaaleynaayo...

Shixnad milatari oo Israa’iil leedahay oo la keenay Muqdisho

0
Warbixin ay daabacday warbaahinta Al Mayadeen ee u janjeerta  Hezbollah, Iran iyo xulafadooda  ayaa sheegtay in shixnad milatari oo Israa'iil leedahay ay soo gashay...

Maraykanka oo sheegay inuu joojinayo taageerada saadka ee howlgalka AUSSOM

0
Maraykanka ayaa sheegay in uusan taageeri doonin sii socoshada maalgelinta iyo taageerada saadka ee Qaramada Midoobay ay siiso Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM)...

Maamulkii Laftagareen oo la wareegay bogga Facebook-ga Madaxtooyada kgs

0
Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), oo weli ku adkeysanaya inuu yahay Madaxweynaha sharciga ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa qaaday tallaabo cusub oo sii...