Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
1269 POSTS 0 COMMENTS

Wasiir ku eedaysan in Dad Sabool ah ay ka xadday Jiingado...

0
Agnes Nandutu oo ahayd Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gobolka Karamoja ayaa lagu xukumay 4 sano oo xabsi ah, waxaa lagu eedeeyay in ay xatooyo...

Ra’iisul Wasaarihii hore Cumar Cabdirashiid oo ka digay khilaaf siyaasadeed iyo...

0
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali, ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo mustaqbalka khayraadka dabiiciga ah, isagoo muujiyay...

Puntland oo ka digtay khataro ku jira iskaashiga Soomaaliya iyo Turkiga

0
Puntland ayaa sheegtay in loo baahan yahay dib-u-eegis lagu sameeyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, iyadoo ka digay in qaabka uu hadda u...

Djibouti: Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo mar kale dib loogu doortay...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ku guulaystay doorashadii madaxtooyada ee Jimcihii shalay dalkaasi ka qabsoontay, isagoo helay 97.8% codadkii la dhiibtay, sida...

Booliska Soomaaliya oo maamulka Waqooyi Bari ku wareejiyay nin dil ka...

0
Ciidanka Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ayaa  gacanta ku dhigay nin lagu eedeeyay dil horey uga dhacay deegaan ka tirsan degmada Laascaanood, kaddib howlgal ay...

Madax ka kala tirsan Soomaaliya & Turkiga oo Dekedda Muqdisho kusoo...

0
Madaxda dalka & Mas’uuliyiin ka socota Turkiga ayaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan Dekedda uga qaybgalaya munaasabadda lagu soo dhaweynayo Markabka Çağrı Bey ee shidaalka...

Shacabka Jabuuti oo saakay u dareeray Doorasho

0
Shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa saakay u dareeray doorasho kaddib markii maalmihii lasoo dhaafay ay socdeen ololaha axsaabta loolamaysa oo mid weliba ballanqaaday in uu...

Wafdi Sare oo ka socda Turkiga oo Muqdisho ku soo wajahan

0
Wafdi heer sare ah oo ka socda dalka Türkiye ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay soo gaaraan caasimadda Mogadishu, si ay uga...

Nin British ah oo lagu eedeeyay inuu ka tirsanaa Al-Shabaab oo...

0
Nin kasoo jeeda United Kingdom ayaa wajahaya dacwado la xiriira falal argagixiso oo lagu eedeeyay inuu xiriir la leeyahay kooxda Al-Shabaab, kaddib baaritaan ay...

Markabka Çağrı Bey oo soo gaarey Dekadda Muqdisho

0
Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaarey Markabka qodaya Shidaalka ee Çağrı Bey oo 53 maalmood ka hor ka soo baxay Koofurta dalka Turkiga. Markabka ayaa...