Bashiir Abdulahi
Cilada amni ee fiisaha cusub ee Soomaaliya oo khatar gelinaysa xogta...
Shabakadda cusub ee fiisaha elegtarooniga ah ee Soomaaliya ma laha hab-maamuus ammaan oo sax ah, kaas oo laga yaabo inay ka faa’iidaystaan jilayaasha guracan...
Dibad-bax ka dhacay afaafka hore ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee...
Waxaa mar kale xiisad culus ay kasoo cusboonaatay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, taas oo u dhexeysa shaqaalaha ka howlgala garoonka iyo...
Itoobiya oo baahisay khariidad muujineysa in ay dhulkeeda ku darsatay qeybo...
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa baahiyay muuqaal muran dhaliyay oo dhulka dalal ku yaalla Geeska Afrika ku daraya Itoobiya.
Muuqaalka ayaa waxaa lagu bandhigay munaasabadda...
Shariif oo goordhow ka dagay Kismaayo
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow ka dagay garoonka magaalada Kismaayo, halkaas oo si diiran loogu soo...
Al-Shabaab oo weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday Nuur Dugle
Faah-faahinno duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar qaraxyo ku billowday oo ay saaka Al-Shabaab ku qaadeen saldhigyo ciidamada dowladda iyo kuwa Macawiisleyda...
Wasiirka Duulista Somaliland oo arrinta E-Visa kala hadlay xildhibaannada dalka Ingiriiska
Wasiirka Duulista iyo Horumarinta Madaarrada Somaliland, Fu’aad Axmed Nuux, iyo madaxda xafiiska Somaliland ee Ingiriiska, ayaa xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Ingiriiska...
Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka wada hadlay xaaladda gobolka
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya, Suleymaan Dedefu Woshe.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray iskaashiga...
Shirka Mucaaradka ee Kismaayo oo maanta furmaya
Xubnaha Mucaaradka Dowladda oo kaashanaya Maamulada Jubbaland iyo Puntland ayaa maanta waxaa magaalada Kismaayo uga furmaya shir ay uga hadlayaan sidii ay u mideyn...
Ciidamada amaanka oo gacanta ku dhigay qaraxyo culus oo loo soo...
Ciidamada dowlada Fedaraalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta gacanta ku dhigay qaraxyo culus oo kooxda Al-shabaab damacsaneyd iney gudaha u soo...
Koonfur Galbeed oo sheegtay in xaalad Bani’aadannimo oo aad u halis...
Wasaaradda Arrimaha Bani’aadannimada iyo Maareynta Masiibooyinka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa shaacisay in xaalad bani’aadannimo oo halis ah ay si degdeg ah ugu...









