Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
1649 POSTS 0 COMMENTS

ICG: Dowladda iyo Al Shabaab midkoodna dagaalka guul kama gaarin

0
Warbixin cusub oo ay soo saartay International Crisis Group ayaa sheegtay in dagaalka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-Shabaab uu galay marxalad ismariwaa...

Deni oo sheegay in Puntland aysan aqbali doonin faragelin amni oo...

0
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay ku tumatay dastuurkii lagu heshiiyay, isla markaana ay dhaawacday nidaamka federaalka iyo...

Warbixin: Dhimista gargaarka caalamiga ah waxay halis ku tahay caafimaadka iyo...

0
Warbixin cusub oo ay soo saartay Machadka Stockholm International Peace Research Institute (SIPRI) ayaa ka digtay in dhimista gargaarka caalamiga ah ay sii wiiqeyso...

Guud ahaan dalka oo maanta looga dabaal dagayo Munaasabadda 1da Luuliyo

0
Guud ahaan dalka ayaa maanta laga xusayaa 1-da Luuliyo, oo ah maalintii ay xornimada qaateen gobolladii Koonfureed, isla markaana ay midoobeen gobolladii Waqooyi iyo...

Al -Shabaab oo weerar ku qaaday ciidanka xoogga dalka ee Janaale

0
Dagaal culus ayaa xalay ka dhacay degmada Jannaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, kadib markii dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ay...

Booliiska Soomaaliya oo gubay Dawooyin maandooriye ahaan loo adeegsado

0
Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta gubay dawooyin horay loogu qabtay Dekedda Muqdisho isla markaana la horgeeyay Maxkamad kuwaas oo loo adeegsado maandooriye ahaan. Afhayeenka...

Soomaaliya oo maamuusaysa 66 sano guurada kasoo wareegtay markii la dhisay...

0
Soomaaliya ayaa 66 sano kahor waxa ay ka xorrowday gumaystihii Ingiriiska ee Gobollada Waqooyi gumaysanayay iyo Talyaaniga oo Isticmaarsanayay Koofurta oo ay ku midoobeen...

Sacuudiga oo toogtay Muwaadiniin Soomaali ah oo lagu eedeeyay in ay...

0
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa xukun dil ah ku fulisay saddex Muwaadin oo u dhashay Soomaaliya kuwaas oo lagu eedeeyay in ay maandooriye si qarsoodi...

Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo Garowe ka socda ayaa sare u qaaday walaaca...

0
Xiisad amni oo sii xoogeysanaysa ayaa laga dareemayaa magaalada Garowe, kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in maamulka Puntland uu diyaarinayo howlgal ka...

Kenya oo ka hadashay Masaafurinta Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya, Kuna Eedeysay...

0
Dowladda Kenya ayaa markii ugu horeeysay ka hadashay masaafurinta Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid, iyadoo ku eedeysay inuu watay dukumentiyo Kenyan ah oo...