Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
1649 POSTS 0 COMMENTS

Madfac nooca RPG ah oo ku dhacay guri ay deganaayeen dad...

0
Faafaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo xalay ilaa saqdii dhexe ka socday qaybo ka mid ah magaalada Baydhabo, gaar ahaan xaafadaha...

Xamsa Cabdi Barre oo xarrig jaray Laamiga Degmada Dayniile

0
Xamsa Cabdi Barre ayaa saakay xarrig jaray Laamiga Degmada Dayniile oo dhismo ballaaran lagu sameeyay, waxaa wehliyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho,...

Qiimaha Shidaalka Adduunka oo u kacay colaadda dib uga qaraxday bariga...

0
Waxaa kor u kacay qiimaha Shidaalka Adduunka oo maalmo kahor hoos u dhac ballaaran ku socday kaddib markii duqaymo adag ay is dhaafsadeen Maraykanka...

Waa maxay ujeedka safarka Xasan Shiikh ee dalka Itoobiya?

0
Madaxweynihii hore ee soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya. Safarka Madaxweynihii hore ee soomaaliya...

Deegaannada Maamulka Waqooyi Bari oo hubka sharci darrada ah laga mamnuucay

0
Wasaaradda Amniga ee Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah si rasmi ah u shaacisay go’aan lagu mamnuucayo in hub lala dhex...

Deni oo Garoowe ka billaabay kulamo looga hadlayo culayska siyaasadeed uu...

0
Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal ka billaabay kulamo la xiriira culayska uu ka dareemayo ciidanka Federaalka...

Booliska London oo xiray nin asal ahaan Soomaali ah kaddib markii...

0
Nin 34 jir ah oo asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya, haystana dhalashada Britain, ayaa la xiray kaddib markii gaari uu waday uu ku...

Burkina Faso oo xiriirka u jartay dalka Faransiiska

0
Dowladda Burkina Faso ayaa ku dhowaaqday inay gebi ahaanba xiriirkii diblomaasiyadeed u jartay dalka Faransiiska, xilli sanadihii la soo dhaafay uu taagnaa khilaafka labada...

Fiqi oo u jawaabay Sanbaloolshe: Inuu noolyahay ayaa naxariis ah

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Axmed Macallin Fiqi ayaa si kulul ugu jawaabay Agaasimihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo...

Qarax sababay dhaawaca labo qof oo ka dhacay Magaalada Jowhar

0
Qarax miino oo sababay dhaawaca labo qof ayaa barqonimadii maanta ka dhacay Kontoroolka Koofureed ee Magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad-Goboleedka HirShabeelle. Labada qof ee dhaawaca...