Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
1649 POSTS 0 COMMENTS

Qaramada Midoobay oo xil sare u magacowday mas’uul Soomaaliyeed

0
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa ku dhawaaqay magacaabista muwaadinka Soomaaliyeed ee Mohamed Yahya inuu noqdo Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Arrimaha Bani'aadannimada...

Mareykanka: Eedeysane ku lug lahaa musuqii $250 milyan ee Minnesota oo...

0
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in magaalada Muqdisho lagu xiray Cabdikariim iidle, oo lagu eedeeyay inuu ka mid ahaa hoggaamiyeyaasha musuqii ballaarnaa ee la xiriiray...

Booliska Mudug oo gacan ku dhigay toddobo eedeysane oo loo haysto...

0
Ciidanka Booliska gobolka Mudug ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen toddobo qof oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen fal kufsi wadareed oo xalay ka...

Ururka CSHRD oo cambaareeyay xukunka Saddexda sano ah ee lagu riday...

0
Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD) ayaa si kulul u cambaareeyay xukunka saddexda sano ee xabsiga ah ee lagu riday Sacdiyo Macalim Cali, isagoo...

Madaxweyne Cirro: Israa’iil iyo Denmark oo Keliya Ayaa Ka Jawaabay Codsigii...

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in Israa'iil iyo Denmark ay ahaayeen labada dal ee keliya ee ka jawaabay waraaqihii ay Somaliland...

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud oo amar ku bixiyay in la soo...

0
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa amar ku bixiyay in la soo xiro Ascad Maxamuud Yuusuf, oo ah Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Kormeerka...

Qoorqoor oo shaaciyey inuu ka haray tartanka doorashada Galmudug

0
Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu ka tanaasulay ka qeybgalka doorashada madaxtinimada Galmudug ee la filayo inay...

RW Ku-xigeenka DF oo laga soo celiyey Garoonka Jomo Kenyatta Nairobi

0
Laanta Socdaalka Kenya ayaa dib ugu soo celisay magaalada Muqdisho Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, kaddib dhacdo ka dhacday Garoonka...

Yurub oo xaddiday fiisooyinka Soomaalida

0
Midowga Yurub (EU) ayaa ku dhawaaqay tallaabooyin cusub oo ku-meel-gaar ah oo lagu adkeynayo helitaanka fiisooyinka muwaadiniinta Soomaaliyeed, kaddib markii warbixin rasmi ah lagu...

Ciidanka Booliiska Muqdisho oo xiray wariye lagu eedeeyay aflagaadeynta garsoorka

0
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan Booliiska Caasimadda, ayaa sheegay inay fuliyeen amar maxkamadeed oo lagu soo qabtay Wariye Cabdullaahi Abuukar Cali, oo loo yaqaano...