Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
702 POSTS 0 COMMENTS

Isbadel lagu sameeyay taliska Ciidanka Cirka ee Xoogga dalka

0
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa dib u habeyn ku sameeyay Hoggaanka Ciidanka Cirka ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, sida ay xaqiijiyeen ilo...

Trump oo weerar afka ah ku qaaday Ilhaan Cumar iyo Rashiida...

0
Madaxweynihii dalka Maraykanka, Donald Trump, ayaa mar kale weerar dhinaca afka ah ku qaaday labada Xildhibaan ee ka tirsan Kongareeska Mareykanka ee kala ah...

#NabaddaDhammaan #NabaddaKismaayo #NabaddaSoomaaliya — Si loo helo Soomaaliya ka nabad badan...

0
#NabaddaDhammaan #NabaddaKismaayo #NabaddaSoomaaliya — Si loo helo Soomaaliya ka nabad badan oo barwaaqo ah

#NabaddaDhammaan #NabaddaKismaayo #NabaddaSoomaaliya — Si loo helo Soomaaliya ka nabad badan...

0
#NabaddaDhammaan #NabaddaKismaayo #NabaddaSoomaaliya — Si loo helo Soomaaliya ka nabad badan oo barwaaqo ah

Israa’iil oo oggolaansho si rasmi ah u siisay Safiirka Somaliland u...

0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Israa’iil ayaa shaacisay in Dawladda Israa’iil ay si rasmi ah u siisay oggolaanshaha diblomaasiyadeed Safiirkii ugu horreeyay ee Somaliland u...

Mucaaradka UK oo ku hanjabay haddii ay ku guulaystaan doorashada soo...

0
Xisbiga midigta fog ee Britain ee Reform UK ayaa shaaciyay qorshe cusub oo si weyn u adkeynaya siyaasadda socdaalka, kaas oo ay ku jirto...

Madaxweynaha Somaliland oo Booqasho Rasmi ah ku Tegaya Israa’iil

0
Wargeyska caalamiga ah ee The Jerusalem Post ayaa daabacay warbixin uu ku sheegay in Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), la filayo inuu dhammaadka...

Soomaaliya iyo Kazakhstan oo ka wada hadlay iskaashi ku saabsan shidaal...

0
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kazakhstan, Fathudin Cali Maxamed, ayaa magaalada Astana kula yeeshay kulamo heer sare ah mas’uuliyiin ka tirsan waaxda tamarta ee...

Khilaafka Doorashooyinka iyo Xiisadda Ka Taagan Buuloburte ee Gobolka Hiiraan

0
Degmada Buuloburte maalmahan dambe waxaa ka jiray xiisad siyaasadeed oo la xiriirta howlaha doorashooyinka iyo is faham-waa u dhexeeya maamulka deegaanka, guddiga doorashooyinka iyo...

Trump oo weerar Afka ah ku qaaday Soomaalida & Ilhaan Cumar...

0
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa weerar Afka ah ku qaaday Soomaalida isaga oo khudbad ka jeedinayay Aqalka Congress-ka ee Capitol Hill, waxa uu Bulshada...