Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
1123 POSTS 0 COMMENTS

Trump: Ilhan Cumar waxay ka timid dal ku jira xaaladda ugu...

0
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale hadallo kulul ka jeediyay dadka tahriibayaasha Soomaaliyeed iyo xildhibaan Ilhan Omar intii uu socday kulan diiradda lagu...

Ganacsatadii Dalkooda aaminay oo Hadana Dhibana u ah Ciidamada Dowlada Soomaaliya

0
Ganacsatadii dalkooda aaminay si ay nolol maalmeedkooda ugu helaan suuqyadada kala ah Xamarweyne & Suuq-bacaad ayaa dhiban waxaana kudhawaad 10-Maalmood xiran Ganacsiyadooda Kadib Lacago...

Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo Cambaaraysay Xadgudubyo ay sheegeen inuu ka Dhacay...

0
Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay si kulul u cambaarenayaan xadgudubyada isugu jira handadaad, jir-dil iyo xarig ka dhacay xaafadda Dab-dhamiska ee degmada...

Ciidanka Danab oo Howlgal ay ka fuliyeen Shabeellaha Hoose kusoo qabtay...

0
Ciidamada Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgal qorshaysan oo amni ka fuliyay deegaanka Towfiiq ee hoos taga Tooratoorow ee gobolka Shabeellaha...

Baarlamaanka Puntland oo la hordhigay qaraar ku saabsan in uu Khaadka...

0
Xildhibaanno katirsan Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa soo jeediyay in la joojiyo Khaadka oo ay ku sheegeen in uu dhibaato wayn ku yahay amniga,...

Golaha Ammaanka oo la filayo inuu dib u cusbooneysiiyo Howlgalka AUSSOM

0
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa la filayaa inuu dib u cusbooneysiiyo Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ka hor inta...

Dhul-gariir ku dhuftay Japan oo sababay dhaawaca in ka badan 30...

0
Dhul-gariir cabirkiisa lagu sheegay 7.5 Magnitude ayaa ku dhuftay Dalka Japan gaar ahaan Waqooyi bari, waxaana la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen in ka...

Sharciga ma dadka Shacabka ah oo kaliya ayuu qabtaa Mise...

0
Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska G/Banaadir Macalin Mahdi oo ayaa sheegay in Cid walba oo sheegto wax lid ku ah Hanaanka ay wax u...

Kenya oo xirtay Dad Soomaali ay ku jiraan oo lagu helay...

0
Booliiska Kenya ayaa howlgal uu ka sameeyay Magaalada Nairobi ku xiray 26 ruux oo ay ku jiraan Dad Soomaali ah kaddib markii lagu helay...

Madaxweynaha Jubaland oo Magacaabay Guddiga Isu-duwidda Gurmadka Abaaraha

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa magacaabay Guddiga Isu-duwidda Gurmadka Abaaraha, guddi loo xilsaaray dejinta iyo hagidda qorshayaasha wax looga qabanayo abaarta...