Bashiir Abdulahi
Xaaska hoggaamiyaha cusub ee ISIS oo ka hadashay waxa ay ka...
Muna Abdule, xaaska hoggaamiyaha cusub ee Daacish, Cabdulqaadir Muumin, oo ku nool dalka Britain, isla markaana korineysa saddexda carruur oo ay dhashay, ayaa markii...
Ciidamada ammaanka oo Baladxaawo kawada howlgallo lagu raadinayo Dad dilal ka...
Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo DG Jubbaland waxaa ka socda howlgallo ka dhan ah kooxo hubaysan oo dilal ka gaystay Degmadaas, 5 ruux ayaa...
Shacabka Muqdisho uu dhibane u ah ciidamada Nisa
Ciidamada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa Tacadiyo u geesta Shacabka ku nool magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya,Taas oo dhibaato ku ah...
Qandaraasyada Visaha oo Hoos u Dhac ku Riday Qiimaha Baasaboorka soomaaliga.
Maanta waxaa si rasmi ah loo daahfuray xafiis cusub oo gaar loo leeyahay oo loo xiray dal ku galka Masar, kaas oo ku qaadanaya...
Jubbaland oo ku dhawaaqday inay tahay dowlad gaar ah
Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa maanta ku dhawaaqay go’aan culus oo xasaasi ah, isla markaana uga sii daraya xiisadda siyaasadeed ee haatan kala dhexeysa...
Masar oo xaqiijisay in Soomaaliya ay laf-dhabar u tahay amniga Qaranka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Masar ee Dr. Badr Abdel Aaty, ayaa maanta sheegay in Soomaaliya ay leedahay muhiimad istaraatiiji ah oo gaar ah, isaga oo...
Dowladda Itoobiya oo mar kale sheegtay in helitaanka marin-badeed uu yahay...
Dowladda Itoobiya ayaa mar kale xoogga saartay in helitaanka marin-badeed uu yahay baahi qaran oo aan laga maarmi karin, taas oo muhiim u ah...
RSF oo lagu eedeeyay in ay ka dambaysay duqayn lagu dilay...
Kooxda Gurmadka Degdega ah ee RSF ayaa lagu eedeeyay duqayn lagu beegsaday xannaano wax lagu baro Carruurta oo ku taalla Magaalada Kalogi ee Gobolka...
Qoysas badan oo Abaar darteed isaga barakacay deegaanno katirsan Jubada Hoose
Gobolka Jubada Hoose waxaa deegaanno katirsan ka billowday barakaca ay samaysanayaan Dadka Xoolo dhaqatada ah kaddib markii ay saamayn taban ku reebtay Abaar si...
Wasiirkii Warfaafinta Somaliland oo isku casilay rabshadihii ka dhacay Borama awgood
Wasiirkii Warfaafinta Somaliland, Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, ayaa ku dhawaaqay inuu iscasilay kadib markii go’aankii uu warbaahinta ka akhriyay Khamiistii ee uu ku...









