Bashiir Abdulahi
Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay Amiirka dalka Qadar
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay magaalada Dooxa Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thani.
Madaxweynaha iyo Amiirka...
Xuutiyiinta Yemen oo la ogaaday inay Daacishta Soomaaliya ka caawiyeen dhinacyada...
Machadka West Point oo laga leeyahay dalka Mareykanka ayaa soo saaray warbixin cusub oo sheegaysa in khataraha argagixisada ay aad uga sii kordhayaan Afrika,...
Ramla Cali oo sheegtay in Dowladda Mareykanka u Diiday Dal-ku-galka
Feeryahannada caanka ah ee Soomaaliyeed Ramla Cali ayaa muuqaal ay ku baahisay barta TikTok ku shaacisay in Dowladda Mareykanka ay u diiday dal-ku-gal ay...
Xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Galgaduud
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheysnaa si wadajir ah uga fuliyay deegaanka Coosweyne ee gobolka Galgaduud.
Howgalkan ayaa la...
Madaxweyne Cirro oo ciidanka Somaliland amray in ay dib uga laabtaan...
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro oo si kulul uga hadlay dibadbaxyadii rabshadaha watay iyo khasaaraha ka dhashay Rasaastii tooska ahayd ee Ciidamada rideen...
Madaxweynaha Waqtigiisa sii dhammanaya ee xasan sheekh oo Gaaray Dalka Qadar+sawirro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Garaay dalka Qatar, halkaasi oo uga qeyb-galayo shir heer caalami ah.
Socdaalka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Qatar...
Soomaaliya oo wajahaysa halisyo siyaasadeed, amni iyo dhaqaale
Warbixin cusub oo ay soo saartay Akadeemiyada Sirdoonka Turkiga ayaa ka digaysa in Soomaaliya ay soo galeyso xilli adag oo ay saameynayaan halisyo badan...
Booliiska Somaliland oo war kasoo saaray amniga magaalada Boorama kadib mudaharaado...
Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa ugu baaqay bulshada magaalada Boorama inay is xakameeyaan, kadib mudaharaado ay laba dhallinyaro ahi ku dhinteen, kuwo kalena ay ku...
Ciidamada Dowladda oo Baraawe ka sameeyay howlgal qorsheysan oo lagu qabtay...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 61aad, Guutada 6aad, Qeybta 60aad ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen magaalada Baraawe ku soo qabtay...
Israa’iil Oo Walaac Amni Ka Muujisay Dhaqdhaqaaqyada Milatari Ee Turkiga Ka...
Israel ayaa soo saartay qiimeyn amni oo aan caadi ahayn oo ay Soomaaliya ugu magacdartay khatar istaraatiiji ah oo soo ifbaxeysa, sida lagu sheegay...









